"Guurka waa nasiib, Furiinkuse waa go,aan
Murugtu waa nasiib, Farxaduse waa go‘aan
In Noloshadu qof ku jiraa , waa nasiib
In aad ilaashataa ama ka tagtaana
Waa go‘aan, Dhamaanteen nasiib Ma lihin
Laakin waxaan leenahay go‘aan."