Af Somali: Qormooyin xiiso leh

Af Somali: Ku akhriso afkaaga qormooyin xiiso leh sida, fariimo jaceyl ah, erayo jaceyl oo macaan,  geeraaro, qisooyin iyo raaxada guurka. Ku raaxeyso.

Erayojaceyl.com

Hadafkeenu ma ahan inaan faafino qormooyin xiiso leh ee sidoo kale waa inaan maalintaadu ka dhignaa mid farxad leh oo jaceyl ka sameysan. Maxay yiraahdaan akhristayaasheenu: Mahadsanidiin inaad nala wadaagtaan qormooyin loo soo xiiso.

somali, af somali, jaceyl.jpg
erayojaceyl.com.jpg
erayojaceyl.com.jpg

Sida aad u heli karto boggeena si fudud

Akhristayaal fara badan ayaa inaga codsaday sida ugu fudud ee ay ku heli karaan qormooyinka xiisaha leh kuwii ugu dambeeyay. Hadaba ku qor Google ka erayojaceyl.com kadibna waxaa kuu soo baxayo boggeena kadibna riix halkaan. Sidoo kale haddii aad isdiiwangeliso oo aad emailkaaga geliso waxaan kuu soo direynaa wixii cusub. Adigoo fiirinayo emailkaaga kadibna halkaas ka soo galayo. Waxaan rajeyn inaad si fudud uga bogan doontaan qormooyinka holaca ah ee aan had iyo jeer kuu soo diyaarino.