Waa maxay Jaceyl? - Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo


Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo? Ma jiraa  jaceyl dhab ah? Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah? Baro erayo jaceyl ah oo macaan – Baro shukaansi qoraal ah – Baro geeraar jaceyl oo gaaban – Sawiro romantic ah – Sawiro qurux badan – Sawiro jaceyl – Sawiro qurxoon - Erayo macaan
Ruuxii dhab kuu jecel waa lala dhadhamiyaaa.

Waa maxay jaceyl?


Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo?

Ma jiraa jaceyl dhab ah?

Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah?


Waxaad maqli jirtay:


Mid unbaa qalbiga

Ka maqnaaninoo

Ku dhex-maaxatee

Kama maarmayoo

Markii aan arkana

Meel unbaa i go,deee

Moog iyo jaceyl

Mogiyo iyo jaceyl Waa maxay

Waa macaan amba waa qaraar

Kolba waa siduu kuu soo mareee

Wa magaca cudur

Midka ugu xumeee

Dadku moogyihiin

Ma moodeyn sidani

Bal maleeya ooo

Maxaa lagu daweyn?


Daaawadiisa sheeg marka haduu jaceyl dhab ahi ku hayo? iyada/iyada/iyada ama isaga/isaga/isaga sax?


HAAAAA.



Waa maxay Jaceyl? Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo

Sidee ku ogaan kartaa in uu jaceyl ku hayo? Ma jiraa  jaceyl dhab ah? Farqi nuucee ah ayaa u dhexeeyo jaceyl dhaba ah midka dhalanteedka ah? Baro erayo jaceyl ah oo macaan – Baro shukaansi qoraal ah – Baro geeraar jaceyl oo gaaban – Sawiro romantic ah – Sawiro qurux badan – Sawiro jaceyl – Sawiro qurxoon - Erayo macaan
Jaceylka dhabta ah ma dhamaaado

Jaceyl waa eray kamid ah afka Soomaaaliga waana eray ka kooban lix xaraf kaasoo macno weyn xambaarsan.

<