Sidee loo kiciya dareenka raga?


Sidee loo kiciya dareenka raga? Waa maxay raaxada raga ay jecel yihiin? sidee ninkaaga ugu raaxeyn kartaa? Waa markii ugu horeysay galmada mana aqaaano sida loo kiciya dareenka raga.
Hurdo ayeey iga keentay

Waa maxay raaxada raga ay jecel yihiin? sidee ninkaaga ugu raaxeyn kartaa? Waa markii ugu horeysay galmada mana aqaaano sida loo kiciya dareenka raga. Su,aalahaasi iyo su,aalo kaleba jawaabahooda halkaan ayaad ku baran doontaa.



Sidee loo kiciya dareenka raga?


Hadii aad tahay xaas cusub ama xaas hore oo aadan aqoonin sida loo kiciya dareenka raga, waxba dhib ah malahan.

Ma tihid qofkii ugu horeeyay ee aan aqoonin sida loo kiciyo dareenka raga mana noqon doontid qofka ugu dambeeyo.


Majiro qof ku dhashay mana jirto xaliimo u dhalatay, qof walbaa wuu bartay, ujeedkiisuna wuu gaaray.


Sidoo kale waxaa jiro gabdho fara badan ee dhibaatadaasi kula qabo, ma tihid qofka kaliya ee dhibtaasi heysato.


Sidoo kale waxaa jiro rag fara badan oo aanan aqoonin sida loo kiciyo dareenka xaasaskooda.



Muhiimada ay u leedahay dumarka sida loo kiciyo dareenka raga?


Ma jeclaan lahayd nin aanan aqoonin sida loo kiciyo dareenkaaga?

  • Jawaabta macquulka: Maya

Sidaas si lamid ah ayuu ninkaagana u jecelyahay in aad tusiso in aad tahay xaas xaas dhaaftay.


Waa muhiim in aad taqaano waxa uu ninkaaga jecelyahay iyo waxa uu necebyahay.


Xusuusnow kuuma guursan in aad cunto u kariso, guri aad u joogto ilmo aad u dhasho ee sidoo kale waxaa uu guursaday in aad u raaxeyso.


Raaxada ninkaaga waa qeyb kamid ah noloshaada waana tan ugu muhiimsan. Waxaan taas u leeyahay ma jeclaan lahayd in aaad la noolaato nin aanan aqoonin waxa aad jeceshahay iyo waxa aad necebtahay? Ma jeclaan lahayd nin aanan aqoonin sida laguugu qanciyo sariirta?


Jawaabtu waa iska cadahay: Waa maya.


Nasiib daro waxaa jiro rag fara badan oo markii ay biyo baxaan iska hurdo ama kaa kaco iyadoo aanan war u heynin inaad adiguna biyo baxday iyo in kale kaagana taga qabyo.


Waxaa suurto gal meelaha qaar markuu kaa taabto in aad jecleysato oo aad jeclaan lahayd in uu meeshaasi ka dhaqaaqin oo kugu sii wado laakin asiga uu bilaabo meel cusub.


Waxaad jeclaan lahayd nin isku kaa soo diyaariyo, iscarifiyo sariirta kula soo aado misana qolka kuu shido leer casaan ah kadibna ciyaarta kula wado.....


Waxaa jiro erayo macaan oo ay ragu jecelyihiin ka hor galmada sida..


  • Waxaan rabaa caawa in aan caruurta ciyow seexiyo?

  • Aan kulano caawa aniga iyo adi, waxaan rajeyn in aad jeclaan doonto halka ay ku dhamaaneyso .


Erayadaasi waa Erayada ragga ay jecelyihiin sariirta ka hor hadii aadan aqoonin halkaan ka baro: Erayada raga jecelyihiin.

Hadii aad tahay iskaabulo iridaada ku ooy, waxaan kuu diyaarinay erayo jaceyl ee halkaan ka baro:





Dumarku sida ay u jecelyihiin in ay helaan nin romantic ah sida Filinka Fifty Shades of Grey oo kale, ayeey raguna u jecelyihin gabar nuucaas oo kale ah. Hadii aad filinkaas daawatay waxaan umaleyn in aad ifahantay.


Hadii aadan daawanin wax dhib ah malahan waxaan kaga hadli doonaa qeybta xigta ee la soco erayojaceyl.com.



Sidee loo kiciya dareenka raga?

sidee loo kiciya dareenka raga - Raaxada ninka - Dareenka raga - Raga raaxada ay jecelyihiin -
Aaway macaan badan

Weey sahlan tahay sida loo kiciya dareenkaga raga. Ogow gabaryaheey in ninkaaga keliya in uusan masuul ka ahayn qancinta sariirta balse adiguna aad masuul ka tahay qancinta ninkaaga si, uusan naag kale kaaga damcin.


Ogow sariirta in laga xishoodo ma ahan mana tihiin sida laba qofood oo kala ajnabi ah ee waxaa tihiin kuwii sariirta isku naari lahaaa.


Dumarka inta badan waa ay ka xishoodaan waxaas laakin ogow waa qalad weyn in ninkaaga aad ka qariso dareenkaaga waana sababta inta badan nimanku naago kale kaga raacaan.


Haduu guursado xabad kale oo cajiib ah sariirta dhidid fara badan kaga keeneyso ama kaga qeylisiineyso ogow wuu kaa jeclaan mar uunna weey kaala wareegi oo waxaad arki ninkii oo naagtaas uun mooyee aan adiga ku arkin.

Meelaha Dareenka ragg ay aad uga kacsadaan


Raga oo dhan isku mid ma ahan iskuna dareen ma noqon karaan waana sida gabdhaha oo kale oo aysan isku wada dareen aheyn.


Waxaa laga yaabaa meel aad adigu ka kacsato in aysan gabadha kale aysan ka kacsan. Sidaas oo kale raguna isaga mid ma ahan meelaha dareenka leh balse inta badan goobahaan weey ka siman yihiin waxa ayna ka qaadaan kacsi xowli ah.



Hadii aad tijaabiso tilmaamahani weligaa kuma ilaabayo


Horay haka taaban geedka (Waa muhiim taas) xoogaa ciyaarsii, dhuuqmo.

Geedka agagaarkiisa: bilaaw in aad salsalaaxdo malabyarowga agagaarkiisa sida qooraha, cajiraha, shuunka korkiisa.


Leefid: isku day in aad leef leefto sida qoorta, cajiraha, shuunka korkiisa adigoon geedkiisa taabanin.


Laabta (raga) iyo ibta naasaha ( Raggu halkaan aad beey uga kacsadaan waana xubin ugu muhiimsan) Ibta naasaha raga inta badan kacsi xowli ah ayeey ka qaadaan marka Mari ibta naasaha carabkaaga oo ku celceli in badan adigoo gacmahaagana baahalka ku salsalaaxayo.


Afka: baashiyeey si xowli ah sida qof aan sugi karin oo kale dareen sii dareenkaaga dhabta ah


In aad muujiso dareenkaaga sida (Riimid/cod) ragga markeey maqlaan xaaskooda oo qeylineyso ama riimeyso sida aaaaah aaah, waxaa la wareego sariirta GPS kiisuna qadka ayuu ka baxaaaa, Waxaad maqli doontaa cabaadkiisa iyo in uu kugu garaaco baaahlkiisa si dhaqso ah.


Ku dheh erayo macaan sida (Macaanow, Macaaane, igu wad IWM ah)


Tartanka la wadaag (Tusaale in aad adiga ka kor marto) oo aad garaacdo. Sida aad adigu u jeceshahay in laguugu garaaco ayuu ninkuna u jecelyahay naagta iswalaaqdo oo ku niikiso.


Waxaan rajeyn in aan wax uun kaaga taabanay oo aan kaa caawinay. Hadii aad ka heshay faafi oo u dir saaxibadaada adiga oo kale ah, sidoo kale aragtidaada inoo soo dir. si,aan kaaga caawino waxyaabaha kale oo aad jeclaan lahayd. Mahadsanid!!


Maka heshay? Haa/Maya Halkaan riix.