Shukaansi: Baro sida gabdhaha loo shukaansado

Waxaan rabaa inaan barto shukaansi balse ma aqaano sida loo shuukansado gabdhaha.

Shukaan, Ka baro Erayojaceyl.com shukaansi jaceyl, weliba shukaansi qoraal ah, shukaansi qof kugu cusub, erayo macaan oo shukaansi ah, qaabka loo hadlo gabdhaha, 	sidee loo noqdaa aftahan, sidee loo noqdaa qof la jecelyahay, shukaansiga gabdhaha, shukaansiga hablaha, erayo jaceyl oo amaan ah
Shukaansi: Meel walbaa oo aan tago, halka ugu kulul waxa ay noqon doontaa laabtaada:D

Shukaansi: Sida gabdha loo shukaansado.


Ma dooneysaaa inaad awood u yeelatid sida loola hadlo gabdhaha qaab dabacsan.

Hadaba waxaad joogtaa halkii saxda ah.



Qormadani waxaan kugu tusi doonaa sida aad ugu wajihi karto gabdhaha qaab dabacsan iyo wixii ka sareeyo: Bilaa cabsi, adigoonan ka baqeynin.


Asal ahaan waa wax fudud:


Sida gabdhaha loola hadlo barashadooda ma ahan sida climiga gantaalaha!


Qof walbaa ayaa baran karo!

Waxaa kaliya ee aad u baahantahay waa xoogaa geesinimo iyo rabitaan ah in aad qalad sameeyso.


Sababtoo ah markaad qalad sameyso waxaad baraneysaa wax walbaa oo aad qaladay, hadal walbaa oo qaldanaa, waa uun barashada geedi socodka.


Tijaabi wax, sameey qalad, wax kabaro qaladaadkaaga, mar uun, waxaad arki doontaa adigoo wax walbaa ku fiican misana mutacalim ku ah, gabdhuhuna ay ku dhahayaa: Waaaw wiilkaan caadi ma ahan hadaladiisa iyo sida uu kuula hadlayo, waa wiil soo jiidasho badan.

Mr Shabeel naagood!


Sida gabdhaha loola hadlo waa wax fudud, haddii uu qofka yaqaano habka loo maro.


Noloshaydii hore Aniga laftirkeygu waxaan sii daayay fursado badan oo aan jeclaan lahaa ... Dhowr mar ayaan isku dayay xabad walbaaa oo aan ka helo in aan ku qabto, markaan is dhaho, la hadal, u sheeg dareenkaaga, hadana waan ka baqaa isla markiiba qoftii waxaa ka soo hor baxayo gabdho deriska ah, ama waxa y geleysaa guriga, ganjeelka qab.


Ciiil aniga, waan fariistay, waan sugaaoo farta ayaan iska qaniinaa mar kasta oo xaaladdu dhammaato oo aanan gabadha la hadlin ...

Waxaan ahaa ragga aanan shukaansiga aqoonin, waxaa ii sii dheeraa gabar kastaa oo qurux badan misana jir macaan leh inaan horay ka jeclaado hadana maba la hadli karo. Cabsi dartii.



Mararka qaarkood waxaan arkaayaa qoftoo jirka ku yaalo markaad aragto faruuryaha qaniineyso, macaan ay leedahay lee dartii, dabada ku taalo aad is dhaheyso ma Kim Kardashian ta Soomaaliyaa.


Isla markiiba waxaan qalbiga iska dhahayaa ku qabo qofta, markaan u dhawaado wadnaha dhag dhag i leh, kadibna Teleefoonkeyga ayaaan isku boojeynayaa.


Dabcan sababta ficil la'aantayda waxay ahayd had iyo jeer mid isku mid: cabsi.