Sheekooyin Jaceyl ah oo xiiso badan




Waxaan horay uga soo hadalnay sheekooyin kala duwan hadii ay ahaan lahayn shkeekooyin jaceyl iyo kuwo xikmad leh. Sheekooyinkaas waxaa kamid ah...


Sheeko jaceyl ah oo macaan

Sheekooyin taariikhi ah.

Sheeeko iyo Halxiraalo.

Sheeko Taxane ah

Aniga Iyo Sheeko



Waxaa sidoo kale ka hadalnay sida loo qoro erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh taasoo kaa saacidi doonto sida aad ku soo jiidan lahayd qofka aad jeceshahay.



Erayadaas waxaa kamid ah


Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Xikmad Soo Jiidasho Leh

Erayo Jaceyl 2020

Nolosha Guurka

Erayo Jaceyl oo qalbiga taabanayo



Sheekooyin Jaceyl ah oo xiiso badan

Sheeko -Sheekooyin Jaceyl
Sheeko Sheeko

WIILKA IYO SHUKAANSI MAXAA KALA HEYSTO ?


Mustafa, Wuxuu ahaa Wiil weligiisa aanan Gabar la hadlin, waxaase jirtay gabar uu hadda ka hor uu kor ka arkay, inta uu muuqeeda la dhacay, Damac ka galay in uu Shukaansado.


Is araggoodii Koowaad waxey ku kulmeen meel Dariiq ah, waxey inantii ku ballimisay Gurigeeda oo Buuq yaraa oo ay iyada iyo Hooyadeed oo Suuqley ah ku noolaayeen.


Sidii ay ballantu ahayd, wuxuu ugu tagay Guri cidlo ah oo ay Gabadhu keligeed joogtay.