Sheeko galmo ah oo qoraal ah

Sheekadani waa sheeko galmo ah qaasatan sheeko qoraal ah. Waxay ku saabsan tahay nin iyo naag isqabo misana rabo inay jimceystaan.


Haddii aan nahay Soomaali markaan ka hadleyno galmo waxaan u aragnaa ceeb ma isticmaalno erayga galmo ama wasmo aee waxaan isticmaalnaa erayo kale oo sarbeeb ah.

sheeko galmo ah oo qoraal ah, sheeko gamo qoraal, sheeko wasmo ah, sheeko kacsi leh
Qolka jiifka: Sheeko galmo ah

Maxaa diiday isticmaalka erayga galmo? Sababtoo ah waxuu inala yahay eray ceeb ah. Sidaa darteed Soomaalida inta badan erayga galmo inay dhahaan waxay ka jecelyihiin erayo kale oo sarbeeb ah sida: Caawa waa jimceysaneynaa. Caawa aniga iyo adi sariirta. Caawa ma xusnaa habeenkii na isku keyn horeysay iyo erayo kale. Xittaa qoyska ninka iyo naagta isqabo ma isticmaalaan erayga galmo ama wasmo.



Sheeko galmo ah oo qoraal ah


Galmada waa wax caadi ah, inla isku galmoodo waa wax loo baneeyay ninka iyo naagta isqabo. Waana wax nolosha kamid ah. Waxaan ubaahannahay inaan yeelano qoys, noloshana aan ku raaxeysano. Galmo ma jiro qof neceb laakin inta badan ma arkeysid qof ka hadlayo ama isticmaalayo erayga galmo.


Erayga galmo waxaa ka sii daran oo aad looga sii xishoodaa erayga wasmo. Maxaa yeelay dhaqan ahaa waa mid nagu cusub mana aragno dad eraygaasi isticmaalayo.


Markaad wasmo sheegto dadka qaar weey kula yaabayaan qaasatan dadka aadka u xishoodka badan. Aduunku erayga galmo waa wax caadi ah. Waana sababta la isku guursado. Markaad dhaheyso waan guursanayaa ma ahan oo kaliya inaad ilmo dhasho ee waxaaad rabtaa inaad nolosha ku raaxeysato.


Hadaba aan u dhaadhaco qormadeena ku saabsan sheeko galmo ah oo qoraal ah weliba ah mid qosol badan.



Sheekadu waxay ku bilaabaneysaa sidatan


Soomaalida iyo habeenka jimcaha. Guryaha soomaalida habeen kastaa oo jimco ah waa la isku jimceystaaa. Waa habeen lama taabtaan ah. Habeenka kaliya ee sharcigu dhigayo in la isku jimceysto. Dad badani ma sameeyaan galmo habeenada kale marka laga reebo habeenka jimcaha. Waxaa jiro ciyaar adag oo u dhexeeyso Xaaska iyo Ninkeeda. Islaan baa waxay rabtay inay xaajigeeda la jimceysato laakin waxaa u joogo hal wiil. Meel ay ka gasho ayeey weysay. Wiilkii intey 10 Doolar siisay ayey ku dhahday habaryartaa aaso oo caawa la soo seexo. Iguna salaan. Wiilkii hal saac kadib wuu soo laabtay. Misana waxay uu uyimid islaantii oo howsha ku jirto. Albaabkii ayuu garaacay kadibna waxaa ka furtay islaantii oo xanaaqsan. Waxay ku dhahday „Maxaa ku soo celiyay”? Kulahaa habaryar 20 Doolar ayeey isoo siisay. Waxayna igu dhahday „Hooyo igu salaan” una sheeg aniga xitaa biniaadam ayaan ahay:D



Dhamaad


Inaan isticmaalno erayga galmo/wasmo ma ahan wax aan u baranay balse waa wax caadi ah. Markaaad guursaneysid waxa ugu horeeyo ee aad sameyso waa galmo/Wasmo. Sidaa darteed aragtideyda waa wax nolosha kamid ah.


Sidee u aragtaa eraygaasi adiga? Fadlan inoo reeb comment. Waxaan sidoo kale halkaan kuugu diyaarinay maqaalooyin kale oo ka hadlayo guurka. Waa amxay eray guur iyo sedex waybood uu leeyahy riix halkaan