Sawiro jaceyl ah oo romantic ah weliba soo jiidasho leh


Sawiro jaceyl ah oo romantic ah weliba soo jiidasho leh, sawiro jaceyl oo xul ah, sawiro ubax jaceyl ah, sawiro jaceyl dhab ah, sawiro romantic ah, erayo jaceyl
Sawiro Jaceyl ah

Jowhar ( Erayo Jaceyl ) - Sawiro jaceyl ah oo romantic ah weliba soo jiidasho leh. Waxaan halkaan kuugu diyaarinay sawiro jaceyl oo qoraal ah weliba sawiro jaceyl dhab ah.


Kuuma soo bandhigi doono sawiro jaceyl oo keliya ee waxaan kuu soo raacin doonaa erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh kuwaasoo aan ugu talo galnay mucaashaqiinta ku xiran ERAYOJACEYL.COM.



Sawiro jaceyl ah oo romantic ah


Maxaan u balan qaadnay akhristayaasheena ku xiran boggeena, bogga mucaashaqiinta? Jawaabta: Wax walbaa oo ay naftu u baahan tahay sida:

  1. Jaceyl

  2. erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh,

  3. Raaxada Guurka.

Inta aanan uguda gelin sawiro jaceyl ah oo xul kuwaasoo kuu sahlayo soo jiidashada qofka aad jeceshahy waxaa fiican in aan isweydiiino, goormee la adeegsadaa sawiro jaceyl ah?

  • Jawaabta macquulka ah: Markaad dooneyso in aad noqoto romantic.

Waxaa Maxay faaiidada ay leedahay adeegsiga sawiro jaceyl romantic ah?

  • Jawaabta: Hanashada qalbiga qofka aad jeceshahay.

Kawaran haddii lamaanahaaga aad jeceshahay uu kuu soo diro sawiro romantic ah weliba ay la socdaan erayo macaan ah, erayadaasina ay ahaayeen erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh, sow kuma farxi laheyn?

Dabcan Haaa: Haddii aad ku jawaabtay waxaa tahay qof romantic ah.


Sidee lagu gartaa Faarax iyo Xaliimo?


Jawaabta: Ma yaqaanaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh mana adeegsadaan sawiro jaceyl romantic ah, qoraaladodu waa kuwo maalin walbaa isku mid ah kuwaasina waa kuwo caajis ah sida.


Faarax: Asc

Xaliimo: Wcs

Faarax: Sidee tahay?

Xaliimo: Fiican, adigane?

Faarax: ladnaan

Xaliimo: M.a

Faarax:


Faarax ma yaqaano meel uu wax ka bilaabo, Xaliimana waxa ay wax ka sugeysaa Faarax. Maalinta xigta sidoo kale isla hadalkii ayaa lagu hadlay.

Meeshaasi maxaa ka soo baxayo?

  • Jawaabta: Waxna.

Sidee lagu gartaa ninka romantiga ah ama gabadha romantiga ah?


  • Jawaabta: waxa ay adeegsadaan erayo jaceyl kuwii ugu danbeeyay, sawiro jaceyl romantic ah, waxa ay la socdaan aduunka iyo sanadka la marayo.

Baro 8 Sadar oo lamid ah waan ku jeclahay misana ka qurux badan

Waa maxay Erayada ragga ay jecelyihiin?

Sidee loo qoraa erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh?

Sawiro jaceyl romantic ah

Sawiro jaceyl oo xul ah

Akhriso Shukaansi jaceyl iyo sheeko macaan



1. Sawiro Jaceyl ah

Sawiro jaceyl ah,  sawiro qurxoon, sawiro qurux badan, erayo jaceyl, erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh, sawiro jaceyl qoraal ah.

Si, kastaa oo ay noloshu tahay, Macno malahan, waxaad waligaa noqon doontaa marwadayda, boqoraddayda, noloshayda iyo wax walbaa. Si qoto dheer ayaan kuu jeclahay!



2. Sawiro Jaceyl ah

ubax qurux badan, ubaxyo jacayl, sawiro ubax jaceyl ah, ubax jaceyl musalsal, sawiro jaceyl ah

Waan u xiisay dhoolacadeyntaada, taabashadaada dabacsan, daryeelkaaga kalgacalka leh. Kaliya ma sugi karo inaan markale kula joogo!



3. Sawiro Jaceyl ah

Subax wanaagsan jaceyl, erayo jaceyl, sawiro jaceyl, sawiro qurxoon, sawiro ubax ah, erayo macaan

Subax wanaagsan jacaylkeyga, Nolosheyda, Mustaqbalkeyga Maalin kale ayaa na sugeyso. Aynu aragno waxa xiisaha leh ee maanta la imaan doono.



4. Sawiro Jaceyl ah

Subax Wanaagsan Xabiibi, Ubax jaceyl, ubax qurux badan, sawiro jaceyl 2020, erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh, raaxada guurka

Subax Wanaagsan, quruxlow! Waxaad tahay malab ku jira shaaheyga, sida uu u dhadhamayo ayaad adiguna u dhadhameysaaa.



5. Sawiro Jaceyl ah

 ubax qurxoon, ubax jacayl, erayo jaceyl,

Ma jiro aduunkaan qof aaan adiga kula meel dhigo, waxaa tahay xidigteyda ifeyso, keliya waxaan rabaa in aan kuu rajeeyo maalin wanaagsan.

Dhamaad


Waxaan rajeyneynaa inaad ka heshay sawiradani romantiga ah. Haddii aad jeclaan lahayd qormooyin kale oo cajiib ah, waxaan kuugu diyaarinay halkaan.


Sida loo dhaho lamaanahaaga waan ku jeclahay oo sarbeeb ah: Riix halkaan