Sawiro jaceyl oo aad ku soo jiidan karto lamaanahaaga


Sawiro jaceyl - Noqo qof romantic ah oo adeegsado sawiro jaceyl oo xul ah

Sawiro jaceyl - 8 Sawir oo ka kooban sawiro jaceyl oo aan akhristayaasheena sharafta badan ugu talo galnay.


Goormee u baahan tahay sawiro jaceyl?

  • Jawaabtu: Dabcan sawiro jaceyl dhab ah.


Sidee lagu gartaa qofka romantiga ah?



Shalay waxa ay ahayd maalin ka duwan maaanta, Maantana waa maalin ka duwan shalay. Aduunku wuu is badalay, dadkuna sidoo kale. Jiilka hada jira waxa ay isticmaal erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh iyo sawiro jaceyl oo macaan.


Sawiro Jaceyl

Sawiro jaceyl oo soo jiidasho leh

Goormee la isu diraa sawiro jaceyl?



Dabcan markaad qof jeclaato oo aad dooneyso in aad kasbato qofkaasi. Macnaha aan iskaa baro waxaan ahay gabar romantic ah ama nin romantic. Ogow sawiro jaceyl keliya macno ma sameyneyso ee waxaad u baahan tahay in aad raaciso erayo jacyeyl sida.

  1. Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

  2. Erayo macaan oo shukaansi ah

  3. Fariimo jaceyl


Sawiro jaceyl nuucee ah ayaa jiro?

Waxaa jiro sawiro jaceyl oo kale duwan islamarkaana la isticmaalo waqtiyo kala duwan. Sawiradaasi waxa ay isugu jiraan sawiro jaceyl oo xul ah sida..

Inta aanan uguda galin sawiro jaceyl waxaan kuu qisheynaaa qormooyinkii tan ka horeeyay ee aan ka hadalnay kuwaasoo ku saabsan erayo jaceyl iyo sheekooyin xikmad leh.

Qish:


Erayo xikmad leh

Sheeko Jaceyl ah oo xiiso badan

Maahmaahyo Naagaha ku saabsan oo cajiib ah


Sawiro Jaceyl 1

Geeraar Jaceyl

Qalbiga adigaa bar degey, wadnaha adiga duray, sambabadana daadegoo, damiirkiina laa simee, Qalbi bal soo yar dabac, jaceyl soo yara dareen, daacad ii yara ahow, darmiir yara muujiyoo, danteena soo yara arag.



Sawiro Jaceyl 2

Geeraar Jaceyl

Sidii ubax qani ahoo, ka baxay meel qabow, halboolaha qaaligaa, dhexdiisa adaa qotomoo, Jaceylku qabyoobi maayo, nasiibku qaloocan maayo, dadaalku khasaari maayo, wixii aan kuu qalmeyn, anigu kuu quuri maayo.



Sawiro Jaceyl 3

Geeraar Jaceyl

Ubaxa waa casaan, casaankuna waa dhiig, dhiiguna waa wadnaha, wadnuhuna waa dareen, dareenkuna waa waa jaceyl, jaceylkuna waa nolol, noloshuna waa guur, guurkuna waa lamaane, iga gudoon xabiibi ubaxa jaceylka.



Sawiro Jaceyl 4

Geeraar Jaceyl

Nuurkii indhaha iyo 

Nafta raaxadeedaay

Taan nasiibka ku hamiyaay

Calaf ineey u noqotaay


Ku nagaatay labtoo 

Nuudayaasha beerkiyo wadnaha

baad ku nabantahayee


Naruuradii jacayl kaay

Sharka laga nasahayee

Sidii nirigta maandeeq 

Naxariista eegmada

Ugu soo noqnoqotaan 

Bilaneey kuugu nugulahay

Niyadeeydu gacalooy

Mideey naawishaad tahay



Sawiro Jaceyl 5

Erayo Jaceyl

Aad ayaan kuu Jeclahay waxa tahay Nolosheyda, waxaa tahay Qalbigeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga.


Gunaanadka


Waxaan fileynaa inaad ka heshay sawiradani. Fadlan la wadaag asxaasbtaada oo share gareey si ay iyaguna uga faaiideystaan.


Haddii aad jeceshahay qormooyin kale oo xiiso leh halkaan ayaan kuugu diyaarinay: 8 Sadar oo cajiib ah misana sarbeeb ah riix halkaan