Raaxada raga ay jecelyihiin


Raaxada ninkaaga

Waxaa qalbigaaga ku soo dhacay raaxada raga ay jecelyihiin waxaad isweydiisay waa maxay raaxada raga ay jecelyihiin? Hadaba waxaa timid halkii kugu habooneyd. Dumarka inta badan weey garanayaan raaxada raga ay jecelyihiin balse waxaa jiro dumar fara badan oo aanan aqoonin meelaha ay raga ka kacsadaan.

Ragga ayaa ku kala duwan dareenka balse intooda badan meelahani waa isaga mid. Waxaa jiro niman sunno gud ah oo markii sidaan loo taabto geedka horay ka kacayo. Sidoo kale waxaa jiro rag aanan horay ka kacsan sababtuna waxa ay tahay waxa ay leeyihiin meelo gaar ah oo hadii lataabto kugu dhegayo islamarkaana geedka horay kuula soo aadayo.

Dumarka waayo araga ah inta badan weey yaqaanaa raaxada raga ay jecelyihiin halka kuwo qaaar eysan aqoonin. Waxaa laga yaabaa in dumarka qaarkood aysan weligeed ku fikirin raaxada raga ay jecelyihiin ama in ay tiraahdo waa ceeb taas.

Dumarka qaaar guurka ka hor ayeeyba yaqaaniin raaxada raga ay jecelyihiin halka kuwo qaar xitaa hadii ay guursadaan aysan aqoonin. Taasi waxa ay sababi kartaa in ninkaaga uu naag kale kula guursado ama kaa tago.

Ogow nimanku sariirta aad beey u jecelyihin waana qeybta ugu muhiimsan ee uu kuu guursaday, Kuuma guursan in aad ilmo u dhasho oo kaliya shahwadisana uu kugu daadiyo, guri aad u joogto balse in aad dhadhamisaan nolosha macaanka ay leedahay.

Waxaa sharaf daro ah in aad ka xishooto barashada qancinta ninkaaga ama raaxada uu jecelyahay mana ahan wax qurux badan. Sida aad u jeceshahay nin yaqaano meelaha dareenkaaga ka kaco ayuu ninkuna u jecelyahay naag taqaao meesha uu ka kacsado.

Sida aad u jeceshahay in aad laguugu raaxeeyo ayuu ninkaaga u jecelyahay in aad ugu raaxeyso. Waxaad jeceshahay in ninkaaga uu kuu taabto si,dareen leh oo degan ayuu ninkuna u jecelyahay sidaas oo kale.

Meelaha qaar markuu ninkaaga kaa taabto waxaad dareemeysaa dareen aad u macaan waxaa niyada iska dhaheysaa, Macaaanow ha joojin, waa macaan igu sii wad mana jeclid in meeshaasi in uu ka dhaqaaqo. Nasiib daro waxaa jiro niman fara badan oo aan dareenkaasi dareemin islamarkaana meel cusub aado. Sidaas si, lamid ah ayeey raguna u jecelyihiin in meelaha qaar wax badan lagu celceliyo.


Waxaa laga yaabaa in ninkaaga sariirta markuu biyo baxay in uu kaco balse adigu taas ma aadan jeclaan, waxaa suurto gal ah in aadan adigu weli raaxo dareemin oo aad rabto in uu kuu sii raaxeeeyo sidaaa si lamid ah ayuu ninkuna u jecelyahay.

Nimanka in la taabto keliya dareenkoodu kuma kaco ee waxaa jiro erayo jaceyl oo ay ragu dareenkooda kiciyo inta aysan guriga imaan. Erayadaasi hadii aadan aqoonin halkaan ka baro: Riix halkaan Erayada raga jecelyihiin.

Erayadani waxa la isticmaalaa inta uusan guriga imaan, waa erayo macaan oo dareenkiisa aad u kicinayo, wuxuuna dareemaa ninka in uu heysto naagtii ugu maceed, tijaabi adigaaba erayojaceyl.com soo booqan doono mar walbaaye.

Raaxada raga ay jecelyihiin iyo Meelaha ay raga ka kacsadaan:

  • Ibta naasaha

  • Qooraha (adigoon taaban geedka)

  • Cajiraha qeybta kore (agagaarka xubinta taranka)

  • Dhegaha

  • Dhabarka

  • Qoorta

Nimanku isku mid mawada ahan oo weey kala dareeen duwan yihiin laakin waxaad ka dareemi kartaa markaad meelahaas taabato daeenkiisa ama aad weydii meesha uu ugu jecelyahay.




Raaxada raga ay jecelyihiin

Sariirta

  • Horay haka taaban baahalkiisa( Waa muhiim taas) xoogaa ciyaarsii, dhuuqmo.

  • Salaax guska agagaarkiisa: bilaaw in aad salsalaaxdo malabyarowga agagaarkiisa sida qooraha, cajiraha, shuunka korkiisa.

  • Leefid: isku day in aad leef leefto sida qoorta, cajiraha, shuunka korkiisa adigoon geedkiisa taabanin.

  • Laabta (raga) iyo ibta naasaha (Raggu halkaan aad beey uga kacsadaan waana xubin ugu muhiimsan) Ibta naasaha nimanka inta badan kacsi xowli ah ayeey ka qaadaan marka Mari ibta naasaha carabkaaga oo ku celceli in badan adigoo gacmahaagana baahalka ku salsalaaxayo.

  • Bishimanka: baashiyeey si xowli ah sida qof aan sugi karin oo kale dareen sii dareenkaaga dhabta ah hana ka xishoon.

  • In aad muujiso dareenkaaga sida (Riimid/cod) ragga markeey maqlaan xaaskooda oo qeylineyso ama riimeyso sida aaaaah aaah, waxaa la wareego sariirta GPS kiisuna qadka ayuu ka baxaaaa, Waxaad maqli doontaa cabaadkiisa iyo in uu kugu garaaco baaahlkiisa si dhaqso ah.

  • Ku dheh erayo macaan sida (Macaanow, Macaaane, aah)

  • Tartanka la wadaag (Tusaale in aad adiga ka kor marto) oo aad ku garaacdo. Sida aad adigu u jeceshahay in laguugu garaaco ayuu ninkuna u jecelyahay naagta iswalaaqdo oo ku niikiso.