Raaxada ninka - sida aad ugu raaxeyn lahayd ninkaaga


Raaxada Guurka

Raaxada ninka – Halkaan waxaad ku baran doontaa: Raaxada ninka - sida aad ugu raaxeyn lahayd ninkaaga ama sida aad ugu qancin lahayd ninkaaga raaxada galmada sariirta.


Waa sidee bilowga galmada ee raaxada ninka iyo naagta isqaba? Maxaad ku ogaan kartaaa astaamaha kacsiga raga? Sidee loo kiciya dareenka raga? Waa sidee Raaxada raga ay jecelyihiin? Waa maxay erayad raga ay jecelyihiin?


Su,aalahaasi iyo su,aalo kaleba waxaa ku baran doontaa Bogga Erayo Jaceyl.


  1. Geeraar Jaceyl oo soo jiidasho leh

  2. Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh Qeybtii 1aad

  3. Sawiro jaceyl romantic ah

  4. Waa Maxay Jaceyl?

  5. Baro sida loo qoro fariimo jaceyl


Waa maxay ragga dumarka ay jecelyihin?

  • Jawaabta: Dumarka ugu raaxeeyo si, aanann caadi ahayn.


Sidee ugu raaxeeyaa ninkeyga?

  • Jawaabta weey fududahay keliya in aad raacdo tilmaahaaan soo socdo..


Raaxada ninka


Gabaryaheey ogow in ninkaaga uu u baahan yahay in aad ka haqabtirto raaxada sariirta. Waa muhiim in aad ka dherjiso ciyaarta sariirta, oo aad u raaxeyso, waxaad u baahan tahay in aad kiciso dareenkiisa.


Gabdho fara badan ayaa dhib ku qabo kicinta dareenka ninka iyadoo loo aaneynayo in aysan xil iska saarin Raaxada ninkeeda iyo waxa uu jecelyahay.


Muxuu ninka kuu guursaday hadii aadan sariirta ugu raaxeyn karin?


Ma wax laga xishoodaa in aad ninkaaga oo kuu baahan aad dareenkaaga ka qariso? Asiga makaa xishoodaa?


Jawaabta macquulka ah waa: MAYA.



Waxaa dhacdo in gabdhaha qaarkood ay taa ka xishoodaan oo waxa ay umaleeyaan in ninku haduu iyada u galmoodo uu dhameystay oo ay sidaasi uga haqabtirtay baahidiisa balse arinku sidaas ma ahan.


Ninku ma jeclo naag inteey u seexato lugaheeda kor u qaado misana asiga ismaamulo markuu dhameystana iska seexdo.


Ninku ma jeclo naag aanan dareenkeeda muujin. Marka muuji dareenkaaga oo maqashii riim yar sida aaaah, aah iyo wax lamid ah. Haddi aad macaanow dhahdana kaba daran.


Raaxada ninka - sida aad ugu raaxeyn lahayd ninkaaga


Ninkaaga wuxuu rabaa in aad kiciso dareenkiisa, in uu arko adigoo xiiseynayo kicinta dareemihiisa, ma ahan in aad asiga la sugto goorta uu ubaahdo.

Xusuunow ninku ma iloobo xaaska intey iskeed ugu timaado baashaaliso, aanan ka xishoonin sida uu asiga kaaga cabsan taabashadaada, ayaad adiguna u baahan tahay in aadan ka cabsan.


Nimanka qaarkood waa kuwo dareen badan oo galmada aad u jecel haddii uu ninkaaga sidaas yahay ku dadaal in aad si, dhab ah u dareensiiso dareenkaaga, sidoo kale isticmaal erayada raga ay jecelyihiin kuwaasoo aad isticmaali karto xiliga uu guriga ka maqan yahay.


Maxaa dhacayo haddii aan u qoro erayadaaasi?

  • Jawaabta: wuxuu imaanayaa guriga asigoo dareenkiisa aad u kacsan misana kuu dhaarsan.


Ragga qaar erayadaan markii ay akhriyaan waxaa ka luma GPS ka, waxaa la wareego dhulka, waxa uuna maanta oo dhan ka fikirayaa eraydaas macaan ee aad u qortay iyo sidii uu sariirta kuugu raaxeyn lahaa.


Waxaan hubaa in ragga inta badan ay jecelyhiin galmada ka hor in la yiraahdo erayo dareenkooda kicinayo.



Muhiimada ay erayadaasi leeyihiin


Waxaad u muujineysaaa in aad xiiso u qabto oo aad rabto in uu kuu raaxeeyo adigana aad u raaxeyso, wuxuu imaan guriga asigoo dhareerka ka, da,ayo oo sugi la,.

Tijaabi erayadaan waxaan hubaa in aad maalin walbaa soo booqan doonto Erayojaceyl.com.


Ku dheh xiliga uu guriga ka maqan yahay si, sms ah ama Whatsapp ah hadba sida aad u xiriirtaan. Erayadaasi hadii aan wax yar ka soo qaadano waxaa kamid ah..


  1. Goorta aad daafaha wareegeyso, jirkeyga oo idil wuu yaqaanaa.

  2. Ma sugi karo inaaan caawa guriga ku kulano.

  3. Caawa sariirta tartan?? Waxaa laga yaabaa in aad ku guuleysato bilad dahabi ah!


Haddii aad rabto in aad barato erayadaan oo badan halkaan riix: Erayada ragga ay jecelyihiin.


Sidoo kale xiro dharka qafiifka ah ee jirkaaga ka muuqanayo, goorta aad albaabka ka fureyso ha arko adigoo xiran, waxaad arki doontaa dareenka farxada badan ee ka muuqan doono wejigiisa.


Wuxuu ku dhihi doonaa: Alla xaaskeyga maanta waa ii dhaarsan tahay miyaaa?


Xagee ka soo baratay erayadaan iyo su,aalo lamid ah. Ma ogo in la marayo 2020 oo dumarka inta badan ay ku xiran yihiin shabakada Erayo Jaceyl.



Xiliga uu nasto, uu soo qubeysto oo aad istiraahdo, waa goortii aad bilaabi lahayd, ku bilaaw dhuuqmo, bishimanka si fiican uga dhuuq, kuna kor fariiso, hadii uu xiran yahay funaanad ama dhar kale ka bixi, ha arko in aadan ahayn naagtii hore ee uu ku kor seexan jiray.


Ha arko in aad wax badan soo faaiiday, tusi in aysan jirin naag adiga kaa fiican, u muuji in aad dareen leedahay, dhegtana ugu sheeg caawa waa cawadeyda, dhaaxaa waad iga kormartay caawa anigaa kaa kormarayo, waxaan ahay darawalka sariirta.


Gacamaha ka kala qabo oo ku bilaaw salaaxid dhamaan jirkiisa.



Weliba xabadka, kadibna carabka kaga leef naasaha ibtooda kuna celceli, ka nuug si fiican ibta naasahaa sida uu kaaga u nuugo, weliba gacanta kale guska ku heyso oo salsalaax. Waa muhiim in aad isku waqti taa sameyso.



Adigaaba arki doono kacsiga xowliga ah uu ka qaadi doono, markaad salaaxeyso jirkiisa haka jeesan asiga indhahana ha isku qaban oo fiiri, Sababtoo ah raga aad beey u jecelyihiin haweeneyda muujiso dareenkeeda.

Waxaa muhiim ah in aad barato meelaha ugu dareenka badan raga ka hor inta aadan bilaabin ciyaarta sariirta.

Waxaa jiro meelo badan oo ay raga ka kacsadaan ..



Meelaha ugu dareenka badan jirka

  • Bishimanka (Afka)

  • Wajiga

  • Qoorta

  • Guska iyo qooraha(Raga)

  • Futada ama dabada

  • Bowdada gudaha

  • Laabta iyo ibta naasa

  • Gacmaha, faraha suulasha lugaha, cagta hoose.

  • Xundhurta

  • Xudunta caloosha


Dadku isku wada dareen ma ahan qofba waxbuu jecelyahay marka adiga lagaa rabaa in aad ogaato dareenka ninkaaga, tijaabi inta aan kor kusoo xusnay haddi uu ka helana fadlan isku day in aad nala soo xiriirto, si,aan u ogaano waxa aan kaa caawinay in ay ku anfaceen.


Waxaaan kuu diyaarin doonaa qormooyin kale oo ku saaabsan ninka.


Maka heshay qormadaan? Hadii ay jawaabtaaadu haa tahay halkaan inogu soo dir:


Waan ka helay qormada ku saabsan raaxada ninka