Baro habka raaxada naasaha dumarka ay ugu jecelyihin

Waa sidee raaxada naasaha dumarka? Haddii aad raacdo tilmaamahaan waxaad kaga keeni kartaa si dhaqso ah riin.


Naasaha dumarka ayaa u baahan in loo taabto si dareen leh oo dabacsanaan ku dheehan tahay. Hadaba naasaha raaxada leh iyo sida ay kala yihiin.


Nuucyada Raaxada naasaha dumarka

  1. Raaxada naasaha waaweyn

  2. Raaxada naasaha dhacay

  3. Raaxada naasaha yar yar

raaxada naasaha dumarka, qaabka raaxada dumarka jecel yihiin, raaxada raga iyo dumarka
Raaxada naasaha dumarka ay ugu jecelyihin

Marka laga hadlo raaxada naasaha dumarka ayaa ku kala duwan waxyaabo badan. Waxaa jiro dumar fara badan oo dareen saaid ah ka helo laakin waa haddii aad barato ciyaarta hore, macnaha ka hor inta aadan taabanin taabashada naaska.


Raaxada naaska dumarka kuma xirno in ay naaso waaweyn oo macaan leeyihiin ee waxa ay ku xiran tahay hadba sida ay dareenkeedu yahay iyo sida dabacsan ee aad u taabato.


Raga ayaa ku kala duwan ka helitaanka naasaha dumarka, waxaa jiro rag ka helo naasaha waaweyn halka kuwa qaar ay jecelyihiin kuwa yar yar ee ibta dheer leh, sidoo kale waxaa jiro naaso dhex dhexaad ah oo aan weyneyn, aadna u yareyn.


Naaska waxaa lagu tiriyaa ama lagu tilmaamaa xubinta jirka dumarka ugu muhiimsan. Haddeysan dumarku naaso lahayn ma dareemi lahayn naagnimo, iyo hooyonimo.


Naasaha dumarka kaliya kama helaan raaxo ee waxa ay u tahay xubin muhiimad gaar ah u leh. Haddii ay caruur dhasho waa halka ubadkeeda ay ka naas nuujin lahayd.


Maxay ku kala duwan yihiin dumarka raaxada naasaha?


Dumarka qaar markii naaska laga taabto ama carabka laga mariyo waxay dareeemaan raaxo xoog leh, xitaa ku dhawaadaan in ay biyo baxaaan.

Halka dumarka kale ay xoogaa yar istiin ah dareemaan balse aanan gaarsiisneyn gariirka kuwa kale.


Waxa ay ku xiran tahay hadba sida ninkeeda uu u yaqaano raaxadeeda. Raga qaar waa kuwo yaqaano halka laga bilaabo raaxada xaaskooda halka kuwa qaaar aysan aqoonin oo ay toos u aadaan naaska ama xubinta taranka (Siilka)


Ogow sida raaxada raga ay u jecelyihiin ayeey dumarkuna u jecelyihiin nin ugu raaxeeyo bilaa hagar.


Waxa ay jecelyihiin raga in lagu yiraahdo raaxada ka hor erayada raga ay jecelyihiin, sidaas si lamid ah ayeey dumarkuna u jecelyihiin in lagu dhaho erayo dareenkooda kicinayo.


Sida loo kiciyo dareenka dumarka ma ahan wax adag, kaliya waxaad u baahan tahay fahanka raaxada dumarka.



Maxaa lagu yaqaanaa ninka aanan caadiga ahayn?


Jawaabta: Dabcan horay kama aado naaska iyo xubinta taranka ee waxa uu fiiriyaa, ishana ku hayaa halka ugu muhiimsan ee kacsigeeda ka bilaaawdo.

Markaad fiiriso xaaskaaga indhaheeda waxaad ka dareemi kartaa xubinba xubinta ay ka muhiimsan tahay jirkeeda iyo halka ay ugu jeceshahay adigoonan weydiin.


Dumarka hadda jiro maba ahan kuwii hore ninkooda ka xishoon jiray, macaanow ii raaxeey ayeeyba toos kuu leeyihiin waana wax caadi ah oo nolosha kamid ah.


Waxaa taas ku ogaaneysaaa raga intooda badan waxa ay jecelyihiin dumarka u hadlo sida dhilada oo kale kuna yiraahdo si toos ah "waan kuu baahanahay, inaad ii raaxeyso ayaan rabaa". Taabashadaada ayaan u bogaa, Geedkaaga wuu macaan yahay.


Haddii ay xaaskaaga kugu tiraahdo erayo nuucaas macnaheedu ma ahan in ay dhilo tahy ee waxa ay ka hadleysaaa dareenkeeda dhabta ah, sida aad u raaxeysan lahaydeen laakin raga qaar ayaa xoolo ah oo si qaldan u fahmo halka kuwo badan ayba jaceyl saaid ah ka qaadaan.


Xarfaha Luuqadaha waxa ay ka bilaawdaan A waxa ayna ku dhamaadaan Z. Adigoonan A baranin ma baran kartid Z kamana gudbi kartid maxaa yeelay A iyo Z waxaa u dhexeeyo xarfo fara badan oo ay u baahantahay inaad soo barato.


Sidaas si lamid ayaadan Xubinta naaska ama taranka horay ugumaa aadi kartid. Haddii aad aadana waxba dareen kama heleyso. Waxaadna noqoneysaaa kaligii taliye, qof tiisa kaliya fiirsaday.


Kaligii taliye, kaliya looguma yeero nin siyaasad ku dhex jiro oo kaliya ee waxaa loogu yeeri karaa nin kaligiisa danahiisa fiirsado.


Tusaale: Xaaskaaga waa ay isku kaa soo diyaarisay, isku kaa soo carfisay, diyaar u noqotay in ay sariirta kugula jisho filim holac ah, markaad biyo baxdana ama howshaada dhameysatay waad ka dagtay, waadna iska seexatay.


Iyada Raaxo ma dareentay?

Ma biyo baxday?

Ma taabatay meelaha ugu dareenka badan xaaskaaga?


Dabcan su,aalahaasi adigoon isweydiin ayaaadba iska seexatay, iyadana waxaa laga yaabaa in aysan waxba daremin misana kaa xishooneyso.


Makula tahay in ay kula sii joogeyso?

  • Jawaabta macquulka: Maya!



Maxay is leedahay?


Kan nin kuu noqon maayo, waa kaligii taliye, kaligii cune, kaligii raaxeyste oo aanan sharafta jirkaaga aqoonin.


Waxaa kaaga sii daran dumarka qaarkood waa kuwo raaxada ku dhinto, si kastaa ay kuu jeceshahay haddii ay kaa weyso raaxo aanan caadi ahayn, waxa ay ku leedahay horay u soco baacow.


Dumarka: Waxa ay leeyihiin naaso macaan, jir qurux badan laakin iyaga qudhooda kuma ciyaaraan, haddii ay kuu ogolaatayna inaad taas ku ciyaaarto, waxaa tahay nin nasiib badan, Hambalyo!


Waxa ay kaa dhigtay ninkeeda, waxa ay kuu ogolaatay xubin walbaa oo jirkeeda kamid ah inaad u taababato si dabcsanaan iyo jaceyl ku dheehan, adigiina waxaad noqotay Faarax. Haddii ay beri ku dhahdo iska bax saaxibow, waa wax ay ku saxsan tahay.



Sababtu wax kale ma ahan


Nin aanan aqoonin raaxada xaaskiisa, meel ay ka kacsatana aanan weligiis daneyn, sababta ay ula noolaato waaba qalad.


Haddii aad nasiib leedahay waxaad heleysaa qoftoo dadkii hore ah, inteey kuu dhigto gasho ku dhaheyso, markaad biyo baxdana aad iska hurdi karto, laakin intaas raaxo lama yiraahdo markaad guursato xaas waayo arag oo si fiican kuu dareensiineyso.


Waxaa sidoo kale heli kartaa, qoftoo dhaheyso, iskaga sabar, maxaaad sameysaaa, caruur ayaad isu dhasheen, ceeb waaye waxaas kalama hadli kartid iyo bala balaaaa.


Iyada kama fikirin mustaqbalkeeda iyo sida ay maskaxdeeda noqon karto.


Noloshu macnaheedu ma ahan in qofku uu ku noolaado nolol cariiri ah weliba asiga uu isgeliyay. Qofku laguma qasbi karo waxa uusan rabin, waxa uuna xaq u leeyahay inuu taa ka hadlo. Waxaadan ku qasbaneyn inaad adigu isku qasabto waa nasiib daro. Nolol bilaa farxad ah macno ma sameyneyso. Aan ku soo noqono qormadeena ah:



Raaxada Naasaha Dumarka ay u gu jecelyihin


Tani waa sida dumarka ay u rabaan in naaska looga taabto. Naasaha dumarka waxa aan kor ku soo xusnay in ay yihiin xubinta ugu muhiimsan ee haweeneydu leedahay. Waxa ay uga dhigan tahay goob muhiim ah oo u baahan taabasho taxadir leh.


Xushmeey naasaha Dumarka


Taasi waa shaciga ugu horeeyo ee aasaasiga. Dumarka waxa ay jecelyihiin inta aanan naaskooda la taabanin in loo muuji dareeen qurux badan sida inaad ku dhahdo: naasahaaga weey qurux badan yihiin, markaan arko waxaan dareemaa kacsi waali ah iwm.


In ay u aragto in naasaheeda aad la dhacsantahay waxa ay qeyb weyn kaa qaadaneysaa kicitaanka dareenkeeda markaad taabaneysid.


Ka hor inta aadan raaxada sariirta la aadin waxaa fiican inaad u soo dirto sms qoraal ah adigoo ku dhahayo erayo macaan oo dareenkeeda kicinayo.



Ma jiraa farqi u dhexeeyo naasaha waaweyn iyo kuwa yar yarka ah?


Waan idin dhaafeynaaa jirkeena inaad ku raayeysataan laakin dabcan ha noqonina doqomo.

Waxa ay naasaheena idinka rajeynayaaan waa hab dabacsan inaad u tabataan ee ma ahan inaad u riixdaan si xoog leh. Waxaa tiri haweeney u dhalatay faransiiska mar laga weydiiyay raaxada naasaha dumarka.


Xog la aruuriyay ayaaa waxa lagu sheegay in dumarka naasaha waaweyn ay 24 boqolkiiba ka raaxo yar yihiiin kuwa naasaha yar yar.


Waa maxay macnahaas?


Dumarka naasaha yar yar ayaa ka kacsan kicintana ku habboon kuwa naasaha kore u weyn (marka laga reebo, dabcan, habka aad u marto iyo xeelada aad adeegsato!


Raga markii la weydiiyo naasaha dumarka ugu macaan?


Waxa ay kuugu jawaabayaaan qaar: Naasaha waaweyn

Kuwa kalena kuwa yar yar ee taagan


Gebi ahaanba mamnuuc

  1. Qanjaruufo

  2. ma juujin

  3. ama inaad naasaha qaniinto


Marka lag reeebo in ay xaaskaaga xiiseyso in ay xanuun dareento oo ay waali ka qaato kuna raaxeysato sababtoo ah waxaa jiro dumar nuucaa ah, haddii kalena waa muhiimd inaad yareyso taas. Gacanta markaad ku qabaneysid waa inaadan majuujin, aayar u taabato.


Kulamaaa aad si dabcan u taabato oo dareen leh waxaa sii kordhayo dareenkeeda.

Naaska iyo inta aan la taaban ka hor


Iimaanka ha iska qaadin ilbiriqsiga koobaad ee aad aragto naasaha waaweyn ee macaan ama kuw yar yar ee dhaadheer. Isdaji oo waqti sii ka hor inta aadan taabanin naaska.


Rag waxaa jiro markii ay arkaan xaaskooda oo xiran dharka qafiifka ee naasaha laga arkayo, horay kacsi waali ah ka qaado, marka xoogaa tartiibso, ha iska waalin gacalka waa gacalkaaga.


Dabcan weey kuugu talo gashay inaad aragto oo aad kacsi xoog leh dareento.


Si fudud u saar gacmahaaga wax yar oo laab ah hareeraha naasaheeda una daa inay halkaa ku sii hakadaan. Waxa uu u muuqan karaa wax la yaab leh marka hore, hubaal waxay keeni kartaa daqiiqado dareen iyo dildilaaca soo jiidasho ah.


Kulaylka gacmahaaga ayaa ka soo baxa maqaarkooda, wuu nasan karaa lagana yaabee inay xiiso gaar ah ka sii qaato.


Sida ugu wanaagsan ee loo salaaxo naasaha - haddii taabashadu ama salsalaaxidu aad waqti dheer hal meel ku salsalaaxdo, ma noqon doonto caajis kaliya ee waxa ay noqon doontaa bilaa raaxo, bilaa dareen.

Jirkeeda oo idil wuxuu rabaa inuu kuu faraxsanaado, marka ku soco socod dheer ku tago naaska wareegiisa oo dhan, markeey ibta barartaa waxaaad dareemi doonto inaadan caadi ahayn oo aad yara kicisay.


Taabashadaadu kuma dhamaaneyso inaad salsalaaxdo oo aad taataabato kaliya ee waa inaad jirkeeda kale taataabato si isku mid ah, haku badin hal dhinac oo gaarsii ilaa cajiraheeda, xubinta tarankeeda.



Haddii aad taqaano sida jalaataada loo dhuuqo


Waxaa taqaanaa habka carabka loogu salaaxo naasaha, lama rabo sida shumiska oo kale inaad jirkeeda ka shumiso ee waxaa laga doonayaaa inaad carabka toos u mariso.


Horay ibta naasaha haka taaaban


Naaska markaad taabaneysid waxa uu u baahan yahay inaad u isticmaasho xeelad oo aad ku wareegato ibta naaska, sidaa darteed waa muhiim inaadan taaban.


Dareenku waxa uu ka bilaawdaa jilitaan, dabacsanaan,eegmo, haddii aysan kaa dareemin inaadan ku raaxeysaneynin taataabashadeeda, macno gaar ah uma sameyneyso, maxaa yeelay adiguba kuma raaxeysanooysid.


Waxa ugu horeeyo ee raaxada ayaa ah dhuuqmo


Inta aadan raaxada naaska gaarin, oo aadan taabanin waxa ugu muhiimsan ee lagaa rabo ayaaa ah inaad baaashiyeeyso oo aad dhuuqdo xoogaa, kadibna aad bilaawdo taabashada jirkeeda kale, sida qoorta, naasaha, cajiraha, dabada iwm.


Dabcan markaad taabaneysi waxaad u baahan tahay oo keliya inaad ku taabato faraha, si dabacsan. Raaxada dumarka ay jecelyihiin kuma xirno oo kaliya naasaha ee waxaa jiro goobo kale oo ay aad uga kacsadaan.


Halkaan ka baro: 5 astaamood oo aad ku garan karto biyo baxa dumarka