Jaceyl daacad ah sida aad ku ogaan karto


Waa maxay jaceyl daacad ah? Sidee ku ogaan kartaa jaceyl daacad ah? Waa maxay farqiga u dhexeeyo jaceyl daacad ah iyo midka dhalanteedka ah? Hadaba baro jaceyl daacad ah ama qof ku jecel sida aaad ku ogaan karto. Sawiro jaceyl ah, Sawiro romantic ah, sawiro qurxoon, sawiro jaceyl,  sawiro qurux badan
Anna laanta ubaxa adaan kuu lululayaaa.

Waa maxay jaceyl daacad ah? Sidee ku ogaan kartaa jaceylka daacada ah? Waa maxay farqiga u dhexeeyo jaceylka daacada ah iyo midka dhalanteedka ah?

Su,aalahaasi iyo Su.aalo kaleba waxaad ku baran hooyga jaceylka: Erayojaceyl.com.


Jaceyl daacad ah ama qof ku jecel sida aaad ku ogaan karto ma ahan wax adag.


Waxa uu ka fudud yahay sida loo Kariyo shaaxa.


Dadka intooda badan horay ayeey ka gartaan jaceylka daacada ah iyo kan dhalanteedka ah laakin nasiib daro waxaa jiro dad ay ku adag tahay in ay fahmaan qofka qiyaanoolaha ah ama qofka sida dhabta ah u jecel.


Waxaa laga yaabaa in aad marar badan maqashay jaceyl daacad ah ayaan kuu hayaa hayaa, I aamin aniga, wax walbaa ayaan kuu sameynayaa, adiga la,aanta ma noolaan karo balse mudo kadib xiriirkiini uu hakad galay.



Maxaa sababay in uu burburo jaceylkiina?


Sababoo ah jaceylkaasi ma ahayn jaceyl daaacad ah ee waxa uu ahaa mid waan ku arkay waaan ku caaashaqay.


Jaceyl daacad ah sida lagu helo weey adag tahay balse waxaa fudud sida lagu helo jaceyl dhalanteed ah.


Qof walbaa wuxuu raadiyaa in uu sameysto nolol ku dhisan jaceyl daacad ah ama si, kale aan u iraahdo nolol ku dhisan kalsooni, qof asiga daacad u ah oo aanan marnaba qiyaameynin.


Hadaba wax ka baro tilmaamaha jaceyl daacad ah uu leeyahay ama qof adiga daacad kuu ah.


Aaan ku hormarno sida aad ku ogaan karto jaceyl daacad ah ama qof iska kaa dhigayo in uu ku jecelyahay balse jaceylkiisu yahay mid ku qabo ku dhufo ah.




Jaceyl daacad ah

Waa maxay jaceyl daacad ah? Sidee ku ogaan kartaa jaceyl daacad ah? Waa maxay farqiga u dhexeeyo jaceyl daacad ah iyo midka dhalanteedka ah? Hadaba baro jaceyl daacad ah ama qof ku jecel sida aaad ku ogaan karto. Sawiro jaceyl ah, Sawiro romantic ah, sawiro qurxoon, sawiro jaceyl,  sawiro qurux badan
Jaceyl dhab ah

Jaceyl daacad ah; waa sida malabka shinida oo kale waaana dareen aad u qurux badan.


Jaceyl daacad ah waxa uu sitaa farxad mana ku xirno dano gaaar ah.


Qof aad si dhab ah u jeceshahay waa ka duwan yahay kan dhalanteedka ah ee aanan jaceylkaaga daacad u ahayn.


Waxaan marar badan ka hadalnay qormooyink ku saabsan jaceylka sida erayo jaceyl maantana waxaan ka hadleynaa habka ugu fudud ee aad ku ogaan karto qofka sida dhabta ah kuu jecel.


Waa muhiim inaad kala garato jaceylka daacad ah iyo midka dhalanteedka ah.