Heeso macaan oo xul ah: Baro 10 ka hees ee murtida leh iyo

Waxaan halkaan kuugu diyaarinay heeso macaan oo xul ah kuwaasoo ka kooban 10 hees oo murti leh. Hadaba waaa kuwee?

Heeso macaan oo xul ah, Baro 10 ka hees ee murtida leh iyo, heeso xul ah, heeso jaceyl,maan dumar oo qoraal ah, heeso qoraal ah, heeso xul ah, hees jacayl qoraal ah, cumar dhuule, cabdiqaadir juba, saynaba laba dhagax, saynab cige, lafoole, sahra axmad,, Xasan aadan samatar,  hees jaceyl, fanaaniinta, erayo jaceyl, heeso qarami
Heeso macaan oo xul ah: Fanaaniinta Soomaaliyeed

Baro heeso macaan oo xul ah qaasatan Heeso Qoraal ah kuwooda jaceylka ah ee murtida leh.


Heeso macaan oo xul ah: Baro 10 ka hees ee murtida leh


inaan maanta heeso jaceyl oo qoraal ah idin soo xulno waa mid ka soo go'day qalbiyadeena sababtoo ah waxaan jecelnahay in aan farxadgelino xidiga iyo xidigta ku xiran bogga mucaashaqiinta ee Erayojaceyl.com.



Maxaan ka balan qaadnay akhristayaasheena?


Jawaabta: Wax walbaa oo ku saabsan jaceyl, in aan ka dhigno maalintooda maalin qurux badan sida maalinta 14 February "maalinta jaceylka aduunka ee ay u dabaal dagaan lamaanayaaasha isdoortay.


Aduunku wuxuu u dabaal dagaa hal maalin oo kaliya balse annagu waxaan xusnaa jaceylka maalin walbaa si, aan u muudsano dhadhanka dhabta ee uu jaceylku leeyahay.



Maxaan u rajeyneynaa akhristayaasheena kuwooda saaran markabka Titanic ee jaceylka jilayo?


Jawaabtu wax kale ma ahan ee waxa aan u rajeyneynaa guusha dareenka quruxda badan ee jaceylka dhabt ah uu leeyahay " Qofkii dhadhamiyay ayaa garan karo".


Aan uguda galno mowduuceena ku saabsan Heeso macaan oo xul ah qaasatan Heeso Qoraal ah kuwooda jaceylka ka turjumayo.


Waxaa miiska inoo saaran 10 ka hees ee murtida leh iyo fanaaniinta kala ah

  1. Cumar Dhuule Cali ( Cumar Mahdi )

  2. Maxamed Xasan Xuseen ( Lafoole )

  3. Maxamed Mooge Liibaan

  4. Xasan Aadan Samatar

  5. Sahra Axmed Jaamac

  6. Saynab Ciga

  7. Saynab Laba dhagax

  8. Nimco Dareen & Caydaruus Halyeey

  9. Sahra Axmed Jaamac