Kalg

Geeraar jaceyl 2020
Geeraar amaan jaceyl ah
Geeraar Jaceyl oo soo jiidasho leh

Kalgacal ma ku wada aqal galnaa
Caashaqana wada doogsanaa
Muxibada ma wada diirsanaaa
Dareenka maku wada dalxiisnaa
Farxada ma wada daadaheynaa
Danta meel wa u wada jiheynaaa
Jaceyl ma wada xusnaaa
Habeen, maalin iyo xili walbaaa.