Fariimo Jaceyl


Ubax jaceyl -  Fariimo jaceyl oo gaagaaban sidee loo qoraa? Waqtigee la isticmaalaa Fariimo jaceyl oo gaagaaban? Inta aanan uguda galin sida loo qoro Fariimo jaceyl oo gaagaaban, aan ku weydiyo adiga laba su,aal.   Weligaa malaguu soo diray fariimo jaceyl? Dabcan Haa/Maya.  Okey adiga ma dirtay Fariimo jaceyl? Haa/Maya hadii ay jawaabtaadu tahay hoos comment inoogu reeb ama halkaan inoogu soo dir fariintaasi sida ay ahayd.: Fariintu waxa ay ahayd....  Aan isweydiino waa maxay fariimo jaceyl? Sabab aan ugu baahanahay in aan diro fariimo jaceyl? Marka hore waxa ay ku xiran tahay marxalada markaas taagan, dadka qaar waxa ay isticmaalaan markii labada qofood ay kala fog yihiin halka kuwa kale ay isticmaalaan mar walbaaa.  Waxaa jiro dad aan kala fogeyn balse isticmaalo fariimo jaceyl . Hadii uu jaceyl dhab ah ku haleelo waxaad jecleysaneysaa mar  walbaa farxadgelinta lamaanahaaga ama jaceylkaaga.
Ubax Jaceyl iyo fariimo jaceyl ah

Sida loo qoraa Fariimo jaceyl ah oo soo jiidasho leh? Jawaabta: Waa mid iska fudud.


Aan isweydiino inta aanan bilaabin qormadeena waa maxay fariimo jaceyl? Goormee la adeegsadaa Fariimo jaceyl ah oo soo jiidasho leh?


Jawaabta: Marka hore waxa ay ku xiran tahay marxalada markaasi taagan. Dadka qaar waxa ay isticmaalaan markii labada qofood ay kala fog yihiin halka kuwa kale ay isticmaalaan mar walbaaa.



Waxaa jiro dad aan kala fogeyn balse isticmaalo fariimo jaceyl dhab ah . Hadii uu jaceyl dhab ah ku haleelo waxaad jecleysaneysaa mar walbaa farxadgelinta lamaanahaaga ama jaceylkaaga.


Fariimo jaceyl waa habka ugu quruxda badan ee aad qalbiga qofka ku farxadgelin karto waana sababta dadka inta badani ay u isticmaalaan. Xusuusnow shalay waa shalay, maantana waa maanta. Shalay ma jirin wax la yiraahdo romantic balse maanta haaa.


Haddii aad rabto in aad noqoto qof romantic ah waa muhiim in aad adeegsato fariimo jaceyl oo macaan ah. Ka waran adigoo hurdada ka soo kacay hadaad aragto fariin jaceyl oo aad uqurux badan kaagana timid qof aad adiga jeceshahay? Waad ku farxi laheyd sax Hadaba isku day inaad adeegsato xili kastaa.


Tijaabi mar oo u qor lamaanaaga fariimo jaceyl oo gaaban


  • waxaana u direysaa fariin jaceyl qofka aad jeceshahay/xaaskaaga adigoonan u sheegin. Uma baahnid in aad u qorto fariin dheer ah, kaliya mid gaaban adigoo adeegsanayo erayo jaceyl ah sida..

  • Markii aan indhaha isku xiro adiga ayaan ku arkaa, markaan indhaha kala qaadanaa adiga ayaan kuuu xiisaaa. Waan ku jeclahay nolosheyda.


Kadib hadii ay suurto gal tahay u tag si,aad u aragto dareenka quruxda badan ee ka muuqan doono. Haddii kale iyadoo baqshad ku jirto u geey.


Sidoo kale waxaa jiro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh oo aan halkaan hoose kuugu diyaarinay:


Erayo jaceyl oo qalbiga taabanayo

Erayo macaan oo shukaansi ah

Waa maxay jaceyl?

Geeraar jaceyl oo soo jiidasho leh


Habka loo qoro Fariimo jaceyl


Waxaa ugu wanaagsan in aad fariintaada ku saleyso si, warqad ah kadibna aad baqshad ku rido oo aad u geyso ama aad u dirto Lamaanahaaga. Waxaa sidoo kale loo diri karaa si, sms ah balse habkaasi kuma cabiri kartid dareenkeeda dhabta ah isla waqtigaasi hadii aadan isu dhaweyn oo aadan is arki karin.

 Fariimo jaceyl oo gaagaaban sidee loo qoraa? Waqtigee la isticmaalaa Fariimo jaceyl oo gaagaaban? Inta aanan uguda galin sida loo qoro Fariimo jaceyl oo gaagaaban, aan ku weydiyo adiga laba su,aal.   Weligaa malaguu soo diray fariimo jaceyl? Dabcan Haa/Maya.  Okey adiga ma dirtay Fariimo jaceyl? Haa/Maya hadii ay jawaabtaadu tahay hoos comment inoogu reeb ama halkaan inoogu soo dir fariintaasi sida ay ahayd.: Fariintu waxa ay ahayd....  Aan isweydiino waa maxay fariimo jaceyl? Sabab aan ugu baahanahay in aan diro fariimo jaceyl? Marka hore waxa ay ku xiran tahay marxalada markaas taagan, dadka qaar waxa ay isticmaalaan markii labada qofood ay kala fog yihiin halka kuwa kale ay isticmaalaan mar walbaaa.  Waxaa jiro dad aan kala fogeyn balse isticmaalo fariimo jaceyl . Hadii uu jaceyl dhab ah ku haleelo waxaad jecleysaneysaa mar  walbaa farxadgelinta lamaanahaaga ama jaceylkaaga.
Adigaaa.

Ka soo qabo waxaad jeclaatay qof laakin qofkaasi inaad jaceylkaaga u sheeegato waad ka baqeysaaa oo fool ka fool uguma tagi kartid, dantu waxa ay kugu qasbeysaaa in aad isticmaasho fariimo jaceyl oo soo jiidasho leh taasoo ah habka ugu qurux badan oo aad ku cabiri karto dareenkaaga.

Waan isla fahannay macnaha fariimo jaceyl sax? Good.




Aan u guda galno sida loo qoro fariimo jaceyl

Sawiro jaceyl oo aa u macaan. Sawiro love. Sawiro qurux badan. Sawiro qruxoon. Sawiro romantic ah
Anna laanta ubaxa adaan kuu lululayaaa.

Fariimo Jaceyl

Ku bilow sidaaan.

Marka hore Salaan Guud

Marka xiga sedkaagiyo

Waxa aad ku sugan tahay

Aan kuba su’aalee

Simaneey ma nabad baa?

Salaan kadib, waxaan kuu soo dirayaaa fariintani xambaarsan uduga jaceylka iyo waaxyada aduunka. Waxaan ogaaday in jaceylku macaan yahay noloshuna macno leedahay taasina waxa ay timid markaan ku jeclaaday. Waxaa igu siyaaday oo aan maxbuus u ahay jaceylka aan adiga kuu qabo. Inkastoo aan dareemo maqnaashiyahaada xili kastaaa, hadana waxaa tahay qof qalbigeyga u dhow.


Waan ogahay in aan kala fognahay balse macnaheedu ma ahan in qalbiyadeenu kala fog yihiin. Xili walbaa aan murugeysanahay waxaan isku daboolaa indhaheyga kadibna waxaa ii soo baxo aragaada farxada leh.


Waan ogahay waxaa inoo dhexeeyo kumanaan miles hadana kalama maqnin waayo qalbiyadeena ayaa mideysan.


Dadka is jecel waa ay kulmaan xili walbaa balse anagu waxa ay dantu nagu qasabtay in aan isu adeegsano fariimo jaceyl oo qalbiyadeena ka turjumayo.


Markaan ku tabo waxaan daawada sawiraadaada waxaana galaa xusuus laakin markaan xusuusto anagooo wada joogno waan iloobaa in aan kala fognahay oo gacmahaan xabadka ku dhejiyaaa anoo ilmeynayo.


Haddii dumar asluubiyo Dabci fiican leeyahay Dulqaad tii u dhalataay Dadnimadiyo sharafta duco waalidkeyd Tii loogu daraay Daacadnimo waxaa hela Danahooda taam noqon Duulkii Illaah iyo Diintiisa caabuda Dariiqii rasuulkana Aan dacalka dhaafine Waxaa ugu danleeyhay Waa maalmo duniduye Dumar taan ka doortaay Ila garo danteenoo Dowga toosan ii raac.



Ugu dambeys


Waxaan rajeyneynaa inaad wax ka faaiiday sida loo qoro fariimo jaceyl. Hadaba waxaan halkaan kuugu diyaarinay qormooyin kale oo xiiso leh.


Haddii aad jeceshahay inaad ka bogato halkaan riix: Dhambaal caashaq oo raali galin ah weliba qalbiga taabanayo.