Erayo macaan oo shukaansi ah weliba muuqaal ah



Erayo macaan oo shukaansi ka baro erayojaceyl.com

Halkani waxaad ku baran doontaa erayo macaan oo shukaansi ah, sida loo qoro shukaansi qoraal ah weliba shukaansi wiil iyo gabar dhex marayo.


Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh, geeraar jaceyl oo amaan ah, geeraar calaacal, fariimo jaceyl dad kala fog, warqad jaceyl oo macaan.


Erayo macaan oo shukaansi ah


Halkani kuma baran doontid oo kaliya erayo macaan oo shukaansi ah ee waxaad ku baran doontaa wax walbaa oo ku saabsan jaceyl dhab ah. Shukaansi bilow ah oo aanan erayo macaan wadanin waa sida shaax aan sokor lahayn. Shukaansi jaceyl oo aanan erayo macaan la soconin waa sida baasto aanan suugo lahayn.


Dhadhan ma leeyahay shaax aan sokor lahayn?


Jawaabta macquulka waa: MAYA.


Hadaba baro maanta erayo macaan oo shukaansi ah, kuma bari doono sida loo qoro shukaaansi qoraal ah oo keliya ee xitaa waxaan ku bari doonaa habka ugu fudud ee loo shukaansado gabdhaha ama wiilasha. Waxaan soo raacin doonaa muuqaal ku saabsan sida loo shukaansado, ama habka loo jilo shukaansiga sida Hindi Af Somali ah oo kale.

Haddii aan nahay bahda erayojaceyl.com waxaan kaa haqabtiri doonaa wax walbaa oo ku saabsan jaceyl, nolol farxadi ku dhisan.


Jaceyl lagalo waa dareen aad u macaan badan laakin waa markii jaceyl ku haleelo oo aad dhadhamiso dhadhanka dhabta ah ee uu leeyahay jaceylka.



Waxaan maqli jiray waxaan ahay naf jaceyl hayo, waxaan rabaa in aan jaceylkeyga u bandhigto qofkaan dunida ugu jecelahay, runtii iyada la,aanteed noloshu macno iima lahan.


Markuu qof jaceyl haleelo muxuu yiraahdaaa?


Jawaabta:


  • Mid unbaa qalbiga

  • Ka maqnaaninoo

  • Ku dhex-maaxatee

  • Kama maarmayoo

  • Markii aan arkana

  • Meel unbaa i go,deee


Alla Murugo jaceyl maxaa i baday


Qish: Todobaadkii la soo dhaafay waxaan ka soo hadalnay qormooyin cajiib ah kuwaasoo akhristayaasheenu ay u riyaaqeen, haddii aadan horay u akhirsan oo aadan akhrisayaashaasi kamid ahayn halka hoose ka akhriso oo riix.


Baro halkaan:

  1. Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

  2. Geeraar Calaacal ah oo soo jiidasho leh

  3. Raaxada ninka - sida aad ugu raaxeyn lahayd ninkaaga

  4. Erayo Xikmad leh

  5. Sawiro jaceyl oo romantic ah

  6. Hadalada dareenka leh ee raga ay jecelyihiin

  7. Heeso Qoraal Ah Oo Jaceyl Ah

  8. Heeso Qoraal ah oo macaan

  9. Baro Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh



Erayo macaan oo shukaansi ah weliba muuqaal ah

Ubax Jaceyl

Wax badan waxaan ka soo hadalnay shukaansi iyo sida loo qoro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh, fariimo jaceyl, shukaansi qoraal ah, geeraar jaceyl, maanta waxaan halkaan kuugu soo bandhigeynaa erayo macaan oo shukaansi ah weliba muuqaal la socodo.



Sida loo qoro erayo macaan oo shukaansi ah


Marka hore iga gudoon salaan sidato wanaag, sarifaneyso xishood, sahmineyso jaceyl, soo dhaweyneyso guur, saadaalineyso aroos, sifeyneyso xumaan, sugeyso sacabo furan iyo kalgacal, Salaan kadib, waxaan kuu soo dirayaaa fariintani xambaarsan uduga jaceylka iyo waaxyada aduunka.


Waxaan ogaaday in jaceylku macaan yahay noloshuna macno leedahay taasina waxa ay timid markii aan adiga ku jeclaaday.

Waxaa igu siyaaday oo aan maxbuus u noqday jaceylka aan adiga kuu qabo. Inkastoo aan dareemo maqnaashiyahaada, hadana waxaa tahay qof qalbigeyga u dhow.

Waan ogahay waxaa inoo dhexeeyo kumanaan miles hadana kalama maqnin waayo qalbiyadeena ayaa mideysan. Dadka is jecel waa ay kulmaan xili walbaa balse anagu waxa ay dantu nagu qasabtay in aan isu dirno fariimo jaceyl ah oo qalbiyadeena ka turjumayo.

Markaan ku tabo waxaan daawada sawiraadaada waxaana galaa xusuus laakin markaan xusuusto anagooo wada joogno, waan iloobaa in aan kala fognahay. Waxaa jiro labo xili oo aan rabo in aan adiga kula joogo, hadda iyo weligeed.


Waan ku jeclaaday, waan ku jeclahay, waana ku jeclaan doonaa weligeey.





Sidee ku noqon karaa akhristaha ugu horeeyo ee ku xiran shabakada erayojaceyl.com?

Jawaabta:  Geli halka hoose emailkaada kadibna riix ii soo dir!


Ka mid noqo akhristayaasha ku xiran erayojaceyl.com: Riix halkaan