Erayo Jaceyl Xanuun Badan - Baro Erayo Jaceyl Xanuun Badan


Erayo Jaceyl Xanuun Badan - Erayo Jaceyl soo jiidasho leh - Erayo jaceyl dareen - Erayo Jaceyl 2020
Erayo Jaceyl Xanuun Badan

Erayo jaceyl ah sida loo qoro waa qormo Jaceyl oo aynu akhristayaasheenna ugu soo aruurinay erayo murti iyo xikmad leh.

Waxaan horay uga soo hadalnay qormooyin kala duwan kuwaasoo akhristayaasheenu ay u riyaaqeen. Erayadaas waxaa kamid ahaa...

Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Xikmad Soo Jiidasho Leh

Erayo Jaceyl 2020

Nolosha Guurka

Heeso Qoraal Ah Oo Jaceyl Ah

Erayo Macaan Soo Jiidasho leh

Erayo Jaceyl Qiiro Leh

Jaceyl daacad ah - Wuxuu leeyahay astamahaan soo socdo

Geeraar Jaceyl Top 10

Sheeko Jaceyl ah oo macaan

Erayo Jaceyl ah sida loo qoro



Waxaan ugu talo galnay saaxibadeena ku xiran Erayo Jaceyl Qormooyin xiiso badan, tusaale sida loo qoro Erayo Jaceyl Xanuun Badan.



Sidee loo qoraa erayo Jaceyl oo xanuun badan oo mucaashaqiintu dhiigooda dhaqaaajinayo?


Waa su,aal wanaagsan hadii aad isweydiisay taas.



Weey fududahay sida loo qoro erayo jaceyl oo xanuun badan waxaana kamid ah erayadaaan soo socdo adiga iyo dooqaada....




Erayo Jaceyl 2020 Xanuun Badan


Markii aad igu tiri waan ku jecelahay, waxa ay ila noqotay in dunidoo dhan istaagtay. Daqiiqado sida in qalbigu booskiisa ka soo dhaqaaqay, neefsigana aan joojiyay.


Aadmigoo dhan waxa uu u noolyahay in uu wax jeclaado iyo in la jeclaado.


Anigana nasiibka adiguu ikaa siiyay in aan kula qeybsado waqtiyada ugu wanaagsan ee nolosha.


Wadnaha adigaa u furay albaabada farxada iyo dhoolacadeynta, markaan ku arko waxaan si qoto dheer u dareemaaa in Indhahaaga qurxoon ay aniga iraadinayaaan. Dhagaheygu waxa ay joojiyaan in ay maqlaan dhawaq kastaa. Maskaxdunna waxay bilaawdaaa in ay ka fakarto erayadaada macaan ee kaa imaan doono.


Qalbi xusuusnow in aan ku jecelahay waqti walbaaa, qalbigeygana aan ku siiyay, haku ciyaarin nafteyda,

Moraalkeyga ha dhaawicin, farxadeyda hadhuminin, ku ilaawi maayo weligeey.



Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo waxaana taas sabab u ah qalbiga oo aan u dulqaadan karin in uu iska kaa masaxo, inta aan ku sugaayo wa ay igu adag tahay in aan joojiyo tirinta daqiiqadaha, waxaase iiga sii adag inaan ku waayo sababtoo ah xusuusteyda iyo maskaxdeyda ayaad meel adag ka degan tahay, shalaaydu waa qeyb ka mid ah guuldarada laakin tartarka soo jiidashadaada waa u qalantaa qofku in uu wajaho guuldarooyin badan, Jaceyl Xad dbaaf ah.


Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysaa oo ay ku qanacsan tahay, iyadoo aanan ka fekereyn culéysyada imaan kara mustaqbalka, waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo keliya ,indhaheyguna Waxay daawadaaa aragtidaada.