Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo


Waxaan horay uga soo hadalnay qormooyinka kala ah:


  • Erayo Jaceyl oo amaan ah.

  • Erayo Jaceyl Oo Xikmad leh.

  • Erayo Macaan Oo Xaaskaaga Ku Dhihi karto.

  • Erayo Jaceyl Soo Jiidasho Leh


Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo!

Erayo Jaceyl

Hal qoraal oo dhinacaada ka socdo wuxuu bedelaa jihadeeyda.


Kaliya waxaan ku arkay ilbiriqsi laakin aragtidaadi ayaan iftiinsadaa.


Waan ku jeclahay sidii anigoo qofba waligii jeclaan.


Arinta ugu culus ee aan waligeey ku fikiri doonin waa iloowidaada.


Waxaa tahay nolosheeyda, waxaa tahay iftiinkeeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga.


Saddex tilaabo oo dhameeystiri karta farxada 1) Adiga 2) Aniga 3) Labadeena qalbi oo wada jira.


Jacylka aan kuu qabo ma dhamaado. La’aantaa manoolaan karo, Aad ayaan kuu jeclahay.


Wax walbo ayaa ii tahay. Waan ku jeclahay, Waana ku jeclaan doonaa

Anaa ku leh, adaa i leh.


Run ahaantii Waxaan Ogahay inuusan jirin Qof Qalbigayga u taabtay, sida aad Adigu u taabatay..


Waxaan Qirayaa inaad tahay, Qofka i baray Jaceylka, Dulqaadka, Naxariista iyo Farxadda.


Ogoow Noloshu Farxad maleh markaan ku waayo Maalin qura, oo waxaan dib ugu noqdaa oo aan Naftu ku sasabaa Akhrinta Farriimihii hore ee ina dhex maray si aan uga helo Farxad oo aan ugu Nafiso, una dareemo Adiga oo ila jooga.


Waan ku jeclahay, waxaadna tahay Qalbigeyga Qofka ugu Wanaagsan ee Qancin kara, waan kuu riyaaqaa. Riyadeyda qofka Rumeyn karana waa Adiga, waan kugu Rajo weynahay. Qofka keliya oo ay Naftu tabeysana waa Adiga.


Waxaa tahay farxadeyda, waxaa tahay indhaheygu aragood, waxaa tahay mustaqbalkeyga. Aad baan kuu jecelahay nolosheyd.


Waxaan jeclahay inaan ku arko adigoo faraxsa. Waxa ugu quruxbadan ee aan arkana waa dhoolacadeeyntaada.


Hal qoraal oo dhinacada ka socdo wuxuu bedelaa jihadeeyda.


Kaliya waxaan ku arkay ilbiriqsi laakin aragtidaadi ayaan iftiinsadaa.


Waan ku jeclahay sidi anigoo qofba waligii jeclaan.


Arinta ugu culus ee aan waligeey ku fikiri doonin waa iloowidaada.


Waxaa tahay nolosheeyda, waxaa tahay iftiinkeeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga.


Jacylka aan kuu qabo ma dhamaado.

La’aantaa manoolaan karo, Aad ayaan kuu jeclahay.


Wax walbo ayaa ii tahay. Waan ku jeclahay, Waan ku jeclaan doonaa

Anaa ku leh, adaa i leh.


Run ahaantii Waxaan Ogahay inuusan jirin Qof Qalbigayga u taabtay, sida aad Adigu u taabatay..


Waxaan Qirayaa inaad tahay, Qofka i baray Jaceylka, Dulqaadka, Naxriista iyo Farxadda.


Ogoow Noloshu Farxad maleh markaan ku waayo Maalin qura, oo waxaan dib ugu noqdaa oo aan Naftu ku sasabaa Akhrinta Farriimihii hore ee ina dhex maray si aan uga helo Farxad oo aan ugu Nafiso, una dareemo Adiga oo ila jooga.


Waan ku jeclahay, waxaadna tahay Qalbigeyga Qofka ugu Wanaagsan ee Qancin kara. Waan kuu riyaaqaa. Riyadeyda qofka Rumeyn kara waa Adiga, waan kugu Rajo weynahay. Qofka keliya oo ay Naftu tabeyso waa Adiga.