Erayo Jaceyl oo aad ku soo jiidan karto qofka aad ka heshay ama aad jeceshahay


Erayo Jaceyl oo aad ku soo jiidan karto qofka aad heshay ama aad jeceshahay.
Dadku waxa ay dhahaan jaceylku sabab la,aan ayuu qalbigaada ku beermaa, Haa haa waa run sababtoo ah sabab la,aan ayaad qalbigeyga dagtay, waayoo aad baan ugu farxay markaad ku soo biirtay nolosheyda

Sida loo qoro Erayo Jaceyl oo aad ku soo jiidan karto qofka aad ka heshay ama aad jeceshahay.



Marka hore waa maxay erayo jaceyl?

Goormee la isticmaalaa erayo jaceyl?



Xusuusnow guri walbaa waxa uu leeyahay furo lagu furo, erayo jaceyl na waa furihii aad ku furi lahayd qofka aad heshay, Hadii aan si, kale u dhaho waa erayo macaan oo shukaansi ah. Hadii aad tahay shukaansi bilow iyo hadii aad tahay xidiga jaceylka ama xidigta jaceylka.



Tusaale: Waxaad ka heshay gabar/wiil horay maka dhihi kartaa waxaan rabaaa in aan isguursano?


Dabcan Waa maya.


Jawaabtu lagu dhihi lahaa: Abowe/Abaayo xagee u dagdageysaaa?


Hadaba maxaad u baahan tahay?



Waxaad isbarataan qof laakin mudo gaaban kadib waad isku caajisteen xiriirkiini halkaas ayuu ku dhamaaday ama waad isguursateen isbuuc kadib waxaa tahay single Sababab?


Sababtu waxa ay tahay maba aadan isla sooo marin wadadii macaaneed ee jaceylka.


Mid ogow erayadaada hadii aysan macaaneyn maba jiro qof kula sii joogaayo sidaa darteed waxaad u baahan tahay in aaan barato qaabka loola hadlo gabdhaha/wiilasha.


Waxaan halkaan hoose kuugu diyaarinay ama aan ka hadalnay qormooyin kala duwan hadii aad weli akhrisan halkaan hoos riix oo ka baro erayo jaceyl oo kale.


Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Erayo Jaceyl 2020

Nolosha Guurka

Heeso Qoraal Ah Oo Jaceyl Ah

Erayo Macaan Soo Jiidasho leh

Erayo Jaceyl Qiiro Leh

Jaceyl daacad ah - Wuxuu leeyahay astamahaan soo socdo

Geeraar Jaceyl Top 10

Sheeko Jaceyl ah oo macaan

Erayo Jaceyl ah sida loo qoro

Warqad jaceyl oo macaan

Shukaansi bilow ah

Fariimo jaceyl dad kala fog

Jaceyl dhab ah qoraal

Erayo Jaceyl ah

Xikmad Soo Jiidasho Leh

Sidee ku ogaan kartaa ninka ku jecel?


Erayo jaceyl ah oo aad ku soo jiidan karto qofka aad heshay ama aad jeceshahay

Ubaxa Jaceylka - Sawiro ubax - Ubax - Sawiro ubax jaceyl  - sawiro jaceyl oo xul ah - Sawiro qurxoon - Sawiro
Ubaxa Jaceylka

Mar hadaad ruux caashaqdo ogow dhamaan dareemayaashaada oo dhan in ruuxaas agtiisa ay jirayaan sidaas oo ay tahey waxba kama qabtid in ay xagiisa kaaga maqnaadaan laakiin meeshooda ayaad ku daryeeleysaa iyo ruuxaas ay dhankiisa kaa jiraan waayo waad jeceshahey ruuxaas marka xabiibi/xabiibti adna ogoow in dhamaan dareemayaasheyda ay dhankaada jiraan.


Ku xafid jaceelkeena qalbigaaga waayo jaceyl aan qalbi lagu xafidin waa sida beer aan qorax helin oo ubaxyaduna dhinteen.


Mar walbo ii dhoola cadeey waayo dhoola cadeyntaada waxey i gelisaa jawiga ugu macaan.

Saacaddaada eeg waxaad ka ogaaneysaa inta saac ee la joogo, buugaaga eeg waxaad ka ogaaneysaaa inta xusuus ee kuugu qoran, indhaheygana eeg waxaad ka ogaaneysaa inta aan ku jeclahey.


Jaceylkaaga wuxuu I barey sida xusuustaada loo keydiyo, ereyadaaduna waxey I bareen sida loo farxo laakiin qalbigeyga ima barin in si laguu iloobo.


Wey dhacdaa in aad ilowdo ruux ku dhahaaya ANIGA AYAA KU LEH lakiin ma dhacdo in aad ilowdo ruux ku dhahaaya ADIGA AYAA I LEH.


Dhadhanka jaceylkaaga wuxuu I barey kalsoonida iyo ilowshaha kalinimada, ma a aqaano wax aan kuugu abaal gudo aan ka aheyn in dhabtaada ku jiro abidkeey.


Ma lihi xigto aan ka jaceylkaaga mana aqbalo wax ka yar jaceylkaaga ee xabiibi/xabiibti riyadeyda rumeynteeda waa adoo igu lamaanan.


Qalbigeyga markuu doortey waxaa dareemey riyaaq kamana qoomameynaayo in aan ku jeclaadey laakiin waxaan qoomameeyaa kolkaan ku waayo.


Hal erey ood iigu dhahdo WAAN KU JECLAHEY wuxuu iga dajiyaa culees weyn hal mar ood laabta I gelisa waxey I gelisaa jawi farxad balse hal mar oon arko aqal galkeena waa dhameystirka nolosheena.


Adduunka hal sabab ayuu wax kugu jecleysiinaa hal sabab oo ka duwana wuu kugu nacsiina laakiin aniga hal sabab aan kugu jeclahey, mana jirto sabab aan kugu naco waayo halkii sabab ee aan kugu jeclaadey Ma waad sidataa.


Waxa ugu quruxda badan ee la helo nolosha ayaa ah Jaceyl, haduusan jirinna noloshu macno malahan. Mararka qaar noloshaada waxaa ku soo biiri doono qof kaa jeclaan doono wax walbaaa, farxadaaduna ay tahay farxadiisu, ilmadaaduna ay dhibeyso, haduu qofkaasi noloshaadu ku jiro ilaasho, noloshaadu waa qaali.


Ogow qof walbaaa kuma farxadgelin karo ilaa qof qalbigaada dagay mooyee.


Roobku markuu da”ayo macquul maahan inaad aragto qoraxda, balse xasuusnoow waa halkeedii oo kama maqno, anigana waxaan filayaa anagoo kala fog indhaha aaysan isqaban Karin, hadana weli inaan halkeenii nahay.


Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaadaa dhiiro gelin aan dhamaad laheyn Ma ogtahay 3 eray oo aad i dhahdo adigoo indhaheyga eegayo in aan ku dareemayo inaan ahay qofka aduunka ugu nasiibka badan “Waan Ku Jeclahay” Sadaxdaas Eray nolosheyda wax weyn beey ka badalaan ee haka daalin mar walbo inaad dhagta iigu dhibciso.


Jaceylku Iyo dabeyshu waa isku mid waa labo sheey oo jirku dareemo, balse maahan shey gacanta lagu qaban karo, ama la taaban karo.

Mar Weliba aad Fariin iisoo dirto waxaan ku xafidaaa qalbigeyga, mar waliba aad i eegto waxaan ku keydiyaaa xusuusteyda, Eray walbo aad i tidhaado waxaan u gudbiyaaa maskaxda, adiga iyo ficiladaada waa kuwo ku weyn nolosheyda.



Erayo Jaceyl oo oo dumarku u isticmaalaan Nimankooda.

sawiro romantic ah - sawiro jaceyl - Sawiro qurux badan - Sawiro qurxoon - Sawiro love
Macaan Badan farxad beey ii tahay in aad wehelkeyga noqoto.

Waxaan dareemayaa nabadgelyo iyo farxad marka aan laabtaada ku jiro.

Maalin walbo adiga ayaan ku doortaa, waan nasiib wanaagsanahay in aad adigana Sidoo kale aniga i doorato.

Waxaa tahy qofka ugu horeeyo aan ka fikiro subax walbaaa marka aan hurdada ka soo kaco waxaaana tahay qofka ugu danbeeyo aan ka fikiro ka hor inta aanan seexanin.

Ma sugi karo inaaan caawa guriga kuuugu imaado. ( Istimcaal hadii aad ka ka maqan tahay uu guriga joogo)

Waan ku jeclahay in ka badan sida aan xalwada u jecelahay. Runtiina aad baan u jeclahay xalwo.

Nasiib ayaan u leeyahay inaan ku garab joogo maanta, berri, iyo weligeed.


Waxaad qalbigayga ka dhigtaa mid kacsan, maaankeygana tartan, bushimahayguna waxay noqdaan kuwo dhoolacadeyntaada u qumman.

Waxaa jira hal milyan oo dariiq oo aaan kugu dhihi karo inta aan adiga ku jeclahay oo runtiina ma aqaano halka aan ka bilaabo.

Waxaan ku lumay Indhahaaga, waxaan dareemayaa Nabad taabashadaada. (Marka u sharax sida ay u dhaqaaqdo midkastoo dareenkaaga ah.)

Goorta aad daafaha wareegeyso, jirkeyga oo idil wuu yaqaanaa.

Waxaan rajeyn in aad hadda ila joogto.

Aad baan ugu faraxsanahay in aan adiga ku heysto.


Waxaan kuu diyaarinooyaa cashadii aad jecleyd, ma sugi karo in aad guriga timaado.

Aan kulano caawa aniga iyo adi, waxaan rajeyn in aad jeclaan doonto halka ay ku dhamaaneyso.

Waxaan rabaa caawa in aan caruurta ciyow seexiyo?

Ma sugi karo caawa.... Aad baan u jiriricoonayaa in aan taa ka fikiro.

Caawa sariirta tartan?? Waxaa laga yaabaa in aad ku guuleysato bilad dahabi ah!

Maxaan xirtaa caawa? Dooqaada?

Waxaan ka fikirooyaa in aan caawa kula casheeyo. Sidee u aragtaaa?

Waa maxay waxa ugu dareenka badan ee aan kuu sameyn karo goorta aan ku arko?

Waa maxay kalarka aad ugu jeceshahay in aan hoos ka xirto, kaliya cajiib, waad ogtahay waa goor dambe.


Waaaw waa erayo cajib ah sax? Adiga kaligaa sidaa ma dhihin ee akhristayaasheena oo dhan ayaa sidaa yiraahdo.


Hadii aad qabto su,aalo ama aad jeceshahay in aan wax kaa caawino, fadlan hoos inoogu reeb commentigaada.


Mahadsanid!!!


Bye!


La soco qeybta xigta..