Erayo Jaceyl Calaacal - Baro erayo jaceyl calaacal ah


Jaceyl dhab ah - erayo jaceyl calaacal - baro erayo jaceyl calaacal ah - calaacal - erayo calaacal
Jaceyl dhab ah waa ka macaan badan yahay malabka shinida

Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Xikmad Soo Jiidasho Leh

Erayo Jaceyl 2020

Nolosha Guurka

Heeso Qoraal Ah Oo Jaceyl Ah

Erayo Macaan Soo Jiidasho leh

Erayo Jaceyl Qiiro Leh

Jaceyl daacad ah - Wuxuu leeyahay astamahaan soo socdo

Geeraar Jaceyl Top 10

Sheeko Jaceyl ah oo macaan

Erayo Jaceyl ah sida loo qoro

Warqad jaceyl oo macaan

Shukaansi bilow ah

Fariimo jaceyl dad kala fog





Erayo Jaceyl calaacal

Jaceyl dhab ah waa ka macaan badan yahay malabka shinida
Jaceyl dhab ah

Waa maxay Erayo Jaceyl Calaacal ah? Sideese ugu qori kartaa qof aad jaceyl u qaaday erayo jaceyl calaacal ah oo soo jiidasho leh?

Waxba haka welwelin waxaan akhristayaasheena ku xiran erayojaceyl.com ugu talo galnay in aan ka haqabtirno erayo jaceyl kuwaasoo qeyb ka ah soo jiidashada lamaanahooda.

Hadaba adeegso erayadaan soo socdo...




Hadii riyo lagu noolaankaro waxaan ku noolaan lahaa farxada riyadaada.Ma aaminsani in aan farxad helayo adiga la,aan sababtoo ah waxaa tahay farxada dhabta ah ee aan leeyahay.


Nafteydu wax ay u baahan tahay waa adiga, aduunkaan kuma lihi qof aan an adiga ahayn, Waxaa tahay muraayadii qalbigeyga, iftiinkii nolosheyda, aayihii mustaqbalkeyga.