Erayo Jaceyl ah


Erayo jaceyl ah

Waa maxay erayo jaceyl ah? Sidee loo qoraa erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh? Sidee loo qoraa erayo macaan oo shukaansi ah, sidee ku soo jiidan karaa qofka aan ka helay ama aan jecelahay? Baro maanta sida loo qoro erayo jaceyl ah oo Soo jiidasho leh.


Erayo Jaceyl ah sida loo qoro

Erayo Jaceyl Oo Soo jiidasho leh

Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Erayo Jaceyl 2020

Erayo Jaceyl Qiiro Leh



Erayo jaceyl ah

Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh


Haddii uu ii kaa weydiiyo Qalbigaaga Waxaad ku tiraahda waan bahdilay in badan balamihii Naaji ADM aan ka qaadi jari dhamaantoodana Been ayay

Mar uu mugdi yahy aduunku marbay naftu maahsan tahy marbaan maydkaba aan dhaamin waa markaan muuqaaga waayo.


Dhalaan waa nasiiboo waana dhalaal aduunye ubad garasho dheero asaagod aqoon dheer dhool ma koolkoolina.


Naruura la soo diraa nabsi baase lagu ladha anigana nasiibkay naxli iyo macaanki, nasabtaan jeclaayey kuma naawilo abidkay waligayna kuma naco.


Ma jirto sheey noloshaada iiga qiimo badan sababtoo ah waxaad tahay nolosheyda.

Waxaa tahay dheef aduunyo ruuxii arkaa aan dhaafin, waxaa tahay dheeman luuliyo nasab loo dhintaa tahay.


Noloshu Dhadhan Ma Yeelato Jacayl La'aan.! Jacaylkuna Macaan Ma Yeesho Kalsooni La'aan.! Kalsiinidu Ma'aha Mid Dhalata Farxad La'aan.! Farxaduna Ma'aha Mid Timaada Naxariis La'aan.! Naxariistuna Wa Adiga.


Inaad Fariintayda Eegto Wa ii Faa'iido, inaad Akhriso Wa ii Humiin, Balse inaad u Bogtoo kuna Dhoolo Cadayso Wa ii Farxadayda.


New aw Jaceyl Baad Niyadayda Gelisoo Nasri Alle isiiyey iyo Waxad Tahay Nasiibkay Naftaan kuu Hibeeyee iga ilaali Nabarada.


Wan Jeclahay Dholo Cadayskaga Wan Jeclahay Codkaga Wan Jeclahay Jidhkaga Wan Jeclahay Qosolkaga Wan Jeclahay indhahaga Wan Jeclahay Sheekadada Dhamaan Wan ku Jeclahay.


Masaafadu weey iga Joojin Kartaa inaan ku shumiyo, Balse igama Joojin Karto inuu Jacaylkaagu Maalinba Maalin Ka Dambeysa uu igu sii Tarmaayo.


Waxaan jeclaan lahaa in aan kula wadaago nafta daqiiqad kastaaa.


Jaceylku waa kalsooni qofkaan xaqiisa garan xilkiisa ma qaadi karo.


Hadaan ku so Waco Macnahu Ma'aha inaan iska kaa soo Wacaayee, Balse Qalbi Aad Yeelatay oo ku Xiisay Baa Codkaaga Raba inuu Maqlo.


Nuur iyo iftiimeey Nal Qalbiga Shida iyo Naruurtii Wadnahaay Nasab Dumar oo i Deeqday in Aad Tahay Niyadaan Kaga Qiree Nimco Alle Loogu Xamdi Noqo Baad Tahay.


Qallbigayga ila Hadal Kadibna Jawaabta Ama Ficil Waxaa Siiya indlhaha iyagoo ku Jawaabaya illin ilintu Waxay Qoysaa Dhabanka Dhabankana Waa u Raxmad, Carabka Wuu Hadaaqaa isagoo ku Hadaaqaya Amaantaada gacanteyda Waxay Raadisaa Qalin Si Ay u Qorta Nolosha Sidaad iigu Qurxisay, Waan ku jeclahay.