Erayo Jacey ah oo soo jiidasho leh



Sidee loo qoraaa erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh? Sidee ku soo jiidan karaaa qofka aan jeclahay? Waa maxay Erayo Jaceyl ah? Ka baro erayojaceyl.com

Erayo Jaceyl Oo Qalbiga Taabanayo

Xikmad Soo Jiidasho Leh

Erayo Jaceyl 2020

Nolosha Guurka

Heeso Qoraal Ah Oo Jaceyl Ah

Erayo Macaan Soo Jiidasho leh

Erayo Jaceyl Qiiro Leh

Jaceyl daacad ah - Wuxuu leeyahay astamahaan soo socdo

Geeraar Jaceyl Top 10

Sheeko Jaceyl ah oo macaan

Erayo Jaceyl ah sida loo qoro

Warqad jaceyl oo macaan

Shukaansi bilow ah

Fariimo jaceyl dad kala fog

Jaceyl dhab ah qoraal

Erayo Jaceyl Ah Oo Soo Jiidasho leh..

ILA JOOG ABID.

Waxaan u baahanahay Muuqaaga indhaheyga u Roon.

Waxaan u baahanahay Codkaaga dhegaheyga u Daawo ah.

Waxaan u baahanahay Qosolkaaga Qurxoon ee ku Qabooba Qalbigeyga.

Waxaan u baahanahay Eegmadaada Naxriista ku Dheehan.

Waan ogahay inaan Gefay in badan, haddana Khaladka Bani'aadam baan u ahay, Ficil kastoo iga dhacana maaha mid aan ka Qoomameyn.

Wey dhici kartaa inaad Ficilladeyda dhibsato, dabadeedna aad iga tagto.

Fadlan Ha Eegin Dibnaheyga, sababta u ah Khaladka dhacaaya, ee waxaad si Naxariis leh u Eegtaa Qalbigeyga sida Dhammeyska ah, oo Daacadnimadu ku dheehan tahay kuu Jecel.

Ku Oran maayo Weeraha Dibnaha ah ee aan Caloosha jirin, sida:- La'aantaa Noolaan maayo, Nolosheydu waa Adiga, Koobka Shaaha ayaan kaa dhex arkaa IWM, balse waxaan ku leeyahay (ila joog Abid).

Waxaa Qoray:- Macoow Ustaad.