Erayada raga jecelyihiin


Maxaa kamid ah erayada ay raga jecelyihiin

Baro Erayada raga jecelyihiin – waa maxay erayada raga jecelyihiin – Sidee ku ogaan karaa erayada ninkeyga uu jecelyahay? Sidee loo kiciyaa dareenka ragga?


Waxba haka welwelin: Halkani waxaan kuugu diyaarinay erayada ragga jecelyihiin.


Maxay jeelyihiin ragga?


Jawaabta: Erayo dareen leh weliba erayo dareenkooda kicinayo.


Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Erayo macaan oo shukaansi ah

Fariimo jaceyl

Erayo jaceyl oo macaan

Sawiro Jaceyl

Jaceyl daacad ah sida aad ku ogaan karto




Yaan ugu talo galnay erayada raga ay jecelyihiin?



  • Waxaan ugu talo galnay gabadha xaaska ah ee muudsaneyso dhadhanka dhabta ah ee uu jaceylku leeyahay.



Erayada raga jecelyihiin?



  • Waxaa jiro erayo badan oo ay raga jecelyihiin mana ku soo koobi karno halkaan balse waxaan ka soo qaadaneynaa erayada ugu badan oo ay raga jecelyihiin.



  • Erayadani waa kuwo ku saabsan sida aad ninkaaga ku kasban lahayd mana ahan kuwo la isticmaalo xiliyada haasawaha.


  • Sidoo kale inta aadan isticmaalin erayadani ogow waxa uu ninkaaga jecelyahay sida hadii uu yahay mid xiiseeyo erayadani soo soodo...



Erayada raga jecelyihiin

Aaan uguda galno erayada raga jecelyihiin waxaana kamid ah erayadaaan..




  • Ma sugi karo inaaan caawa guriga ku kulano.


  • Goorta aad daafaha wareegeyso, jirkeyga oo idil wuu yaqaanaa.


  • Waxaan rajeyn in aad hadda ila joogto


  • Waxaan kuu diyaarinooyaa cashadii aad jecleyd, ma sugi karo in aad guriga timaado.


  • Waxaan rabaa caawa in aan caruurta ciyow seexiyo?


  • Ma sugi karo caawa.... Aad baan u jiriricoonayaa in aan taa ka fikiro.


  • Caawa sariirta tartan?? Waxaa laga yaabaa in aad ku guuleysato bilad dahabi ah!


  • Maxaan xirtaa caawa? Dooqaada?


  • Waxaan ka fikirooyaa in aan caawa kula casheeyo. Sidee u aragtaaa?


  • Waa maxay waxa ugu dareenka badan ee aan kuu sameyn karo goorta aan ku arko?


  • Waa maxay kalarka aad ugu jeceshahay in aan hoos ka xirto, kaliya cajiib, waad ogtahay waa goor dambe.


  • Aan kulano caawa aniga iyo adi, waxaan rajeyn in aad jeclaan doonto halka ay ku dhamaaneyso .


  • Waxaan ku lumay Indhahaaga, waxaan dareemayaa Nabad taabashadaada. (Marka u sharax sida ay u dhaqaaqdo midkastoo dareenkaaga ah.)


  • Hadii aad iga codsan lahyd in aan ku guursado markale, waxaan kuugu jawaabi lahaa haa iguurso markale.


  • Qiyaas hadda waxa aan hada ka fikirooyo?


  • Ma rabtaa wax? iska fahan.


  • Ma sugi karo caawa??


  • Aniga iyo adi caawa.....


  • Maxasuusataa aniga iyo adi habeenkii na isugu keen horeeysay? Aan xusno caawa..