Baro Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Inaad u dirto lamaanahaaga erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh waa waxa kaliya aad maalintiisu uga dhigi karto maalin aad adiga leeedahay.


Waa maxay macnahaas? Sow ma jeclid in lamaanaagau maalintaas oo dhan inaad ku jirtid qalbigiisa? Hadaba akhriso erayadaan soo socdo.

erayo jaceyl, erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh
Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Nolsohu kuma siineyso wax kastaaa oo aad jeclaato laakin waxa ay ku siin kartaaa qofka aad jeceshahay.


Baro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh?


Raadinta qalbi Jaceyl Waxay u eg tahay in laga fiirsado xiddigaha korka ku yaal Waxaana jira hal milyan oo aan arki karo Laakiin mid uun ayaa ii iftiimaya markaa waxaan sii wadaa raadinta qalbi aan jeclaado.


Erayo macaan oo soo jiidasho leh waxa ay qeyb ka tahay isu soo dhawaanshaha labada qofood waana muhiim in aad adeegsato erayo jaceyl ah oo so jiidasho leh.




Sida loo qoro erayo jaceyl ah oo soo jidasho leh
Erayo Jaceyl ah oo macaan

Hadaba inta aanan u guda galin sida aad u qori lahayd erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh waxaa fiican in aan isla fahanno waa maxay Jaceyl?


Jacaylku waa wax jira kuna beerma qalbiga bini’aadamka

Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama la noqda deris.

Waatuu Abwaan Sangub horay uga yiri ( hadii aan Jaceyl jirin nimco laguma joogeen)

Waxaa run ah inay dad badan iswaydiinayaan waa maxay Jaceyl ?


Jacaylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay.

jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo hal qoraal.


Xagee laga helaa jaceylka?

Jaceylka waxaa laga helaa dareemayaasha bini’adamka iyo dhiiga qofka

Sideen ku ogaan karaa in jaceylku ihelay iyo inkale?