Ka bogo erayo jaceyl oo soo jiidasho leh

Waxaad rabtaaa inaad soo jiidato qalbiga lamaanahaaga, hadaba baro erayo jaceyl oo soo jiidasho leh. Erayadani waxa ay kuu sahli doonaan hanashada qalbiga lamaanahaaga

Markaan ku tabo waxaan daawada sawiraadaada waxaana galaa xusuus laakin markaan xusuusto anagooo wada joogno, waan iloobaa in aan kala fognahay.